HomeWararGolaha wasiirada Jubbaland oo lagu dhaariyay magaalada Kismaayo

Golaha wasiirada Jubbaland oo lagu dhaariyay magaalada Kismaayo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Golaha wasiirada cusub ee maamulka Jubbaland ayaa Maanta lagu dhaariyay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Golaha la dhaariyay oo ka kooban 18 wasiir waxa khamiistii meel mariyay baarlamaanka Maamulka Jubbaland. Sido kale waxa maanta la dhaariyay labada madaxweyne ku xigeen ee uu yeelanayo maamulka madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Madoobe). Madaxweyne ku xigeenka koowaad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Golaha wasiirada cusub ee maamulka Jubbaland ayaa Maanta lagu dhaariyay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Golaha la dhaariyay oo ka kooban 18 wasiir waxa khamiistii meel mariyay baarlamaanka Maamulka Jubbaland.

- Advertisement -

Sido kale waxa maanta la dhaariyay labada madaxweyne ku xigeen ee uu yeelanayo maamulka madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Madoobe).

Madaxweyne ku xigeenka koowaad waxa loo dhaariyay Maxamuud Sayid Aadan halka  Cabdiqaadir Xaaji Maxamed Yuusuf loo dhaariyay madaxweyne ku xigeenka labaad ee maamulka Jubbaland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts