HomeWararWariye u shaqeyneysay warbaahinta dowlada oo lagu dilay Muqdisho

Wariye u shaqeyneysay warbaahinta dowlada oo lagu dilay Muqdisho

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Allaha u naxariistee Wariye Sagal Salaad Cusmaan oo u shaqeyneysay warbaahinta dowlada Soomaaliya ayay koox hubeysan waxa ay Maanta ku dilen magaalada Muqdisho. Wariye Sagal ayaa lagu toogtay Xaafada Banaadir Dagmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Sagal ayaa kamid ahayd arday Jaamacada Plasma ee magaalada Muqdisho sida ila wareedyo lagu kalsoon yahay ay Dalsan u sheegen,waxa ayna […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Allaha u naxariistee Wariye Sagal Salaad Cusmaan oo u shaqeyneysay warbaahinta dowlada Soomaaliya ayay koox hubeysan waxa ay Maanta ku dilen magaalada Muqdisho.

Wariye Sagal ayaa lagu toogtay Xaafada Banaadir Dagmada Hodan ee magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Sagal ayaa kamid ahayd arday Jaamacada Plasma ee magaalada Muqdisho sida ila wareedyo lagu kalsoon yahay ay Dalsan u sheegen,waxa ayna ku sugneyd waqtiga la dilayay agagaarka Jaamacada.

Kooxdii dilka geysatay oo adeegsanayay mootada bajaajta ayaa goobta isaga baxsaday sida ay qortay Wakaalada Wararka SONNA.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts