HomeWararCiidamada dowlada oo xiray ciidamo AMISOM iyo dowlada ka tirsan

Ciidamada dowlada oo xiray ciidamo AMISOM iyo dowlada ka tirsan

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay ugu yaraan 5 askari oo ciidamada AMISOM ka tirsan iyo 10 Soomaali ah oo qalabka militariga AMISOM ku iibinayay garaash ku yaala isgoyska banaadir ee Muqdisho. Wakaalada Wararka Soomaaliya Ee SONNA ayaa sheegeysa in Ciidamadan cadaalada la hor keeni doono iyaga oo soo xiganaya xeer ilaaliyaha guud ee qaranka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay ugu yaraan 5 askari oo ciidamada AMISOM ka tirsan iyo 10 Soomaali ah oo qalabka militariga AMISOM ku iibinayay garaash ku yaala isgoyska banaadir ee Muqdisho.

Wakaalada Wararka Soomaaliya Ee SONNA ayaa sheegeysa in Ciidamadan cadaalada la hor keeni doono iyaga oo soo xiganaya xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Axmed Cali Daahir.

- Advertisement -

Wasiirka Amniga Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa u sheegay warbaahinta dowlada in arintan aan la aqbali karin,lana qaadi doono talaabo ka dhan ah arintasi.

Qalabka militariga AMISOM oo ay ku jiran dareeska iyo gawaarida ciidanka ayaa hore loogu arkay dagaalamayaal ka tirsan Al Shabab oo ku weeraray xarumaha dowlada iyo kuwa AMISOM.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts