HomeWarar(SAWIRO): Wejiga Labaad ee Doodaha Bulshadda iyo Doorashooyinka oo ka furmay Hotelka...

(SAWIRO): Wejiga Labaad ee Doodaha Bulshadda iyo Doorashooyinka oo ka furmay Hotelka Maka Almukarama.

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Agaasimaha Guud ee Radio Dalsan, Md. Xasan Cali Geesey ayaa waxa uu si rasmi ahaan u furay Barnaamij la xiriira Doorashooyinka Somalia, kaasi oo ay ka soo qeyb galeen Mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda Federalka, Hay’addo, Aqoonyahanno iyo qeybo ka mid ah Ururadda Bulshadda. Barnaamijkaasi oo ay Idaacadda Dalsan soo diyaarisay ayaa waxaa dadka lagu bari […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Agaasimaha Guud ee Radio Dalsan, Md. Xasan Cali Geesey ayaa waxa uu si rasmi ahaan u furay Barnaamij la xiriira Doorashooyinka Somalia, kaasi oo ay ka soo qeyb galeen Mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda Federalka, Hay’addo, Aqoonyahanno iyo qeybo ka mid ah Ururadda Bulshadda.

Barnaamijkaasi oo ay Idaacadda Dalsan soo diyaarisay ayaa waxaa dadka lagu bari doonaa Doorashadda iyo Doorka ay Dhallinyaradda iyo Haweenka ka qaadan karaan Hawlaha Doorashadda.

- Advertisement -

Agaasimaha Guud ee Idaacadda Dalsan, waxa uu sheegay in Barnaamijkaasi uu socon doono ilaa bisha July ee sannadkan, iyadoo la isku weydaarsanayo Doodo iyo Aragtiyo la xiriiro Nidaamka Doorashooyinka ee dabayaaqadda sannadkan ka dhici doonto Somalia.

Barnaamijka waxaa diiradda lagu saari doonaa Kobcinta Dhaqdhaqaaqyahanadda ee Barnaamijka Doodaha ee Idaacadda, waxaana Barnaamijkaasi Doodaha si toos ah looga baahiyaa Istuudiyayaasha Radio Dalsan ee ku kala yaalla magaallooyinka Muqdisho, Jowhar, Baydhabo iyo Cadaado.

Waxaa kaloo uu Doodaha Bulshadda si toos ah looga dhegeystaa Warbaahinadda Isku-xirka Bulshadda, gaar ahaan Twitterka, Facebook iyo Live Streamka ee Radio Dalsan.

- Advertisement -

Barnaamijka waxaa kaloo fursad lagu siiyaa Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool Goballadda si ay Aragtidoodda uga dhigtaan hadba Mowduuca looga doodayo Madasha.

Hadafka laga leeyahay Barnaamijka Doodaha ee la xiriira Doorashooyinka ayaa ah inay Bulshadda isku weydaarsadaan Doodaha iyo Talooyinka la xiriira Doorashooyinka iyo in la ururiyo Talooyinka si looga faa’ideysto.

Wuxuuna qorshuhu yahay in Hay’addaha Dowladda Federalka loo gudbiyo dhamaan Talooyinka Wax-ku-oolka ee ka so obaxa Barnaamijkaasi, si loogu dabaqo inayDoorashooyinka ku dhacaan si Xor iyo Caddaalad leh.

seminaar3
SEMINAAR4 SEMINAAR5 =
SEMINAAR7 SEMINAAR8 SEMINAAR9

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts