HomeWararUNICEF oo codsatay Taageero si Cuddurka Malaariyada looga dabar gooyo Somalia.

UNICEF oo codsatay Taageero si Cuddurka Malaariyada looga dabar gooyo Somalia.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Iyadoo maanta loo asteeyey Maalinta Malaariyadda Caalamka ayaa waxay Hay’adda QM ugu qaabilsan Daryeelka Carruurta ee UNICEF sheegtay inay hoos u dhacday tirada dadka Soomaalida ee la il-daran Malaariyadda, loona baahan yahay in Somalia laga dabar gooyo Malaariyadda. Madaxa Hay’adda UNICEF ugu qaabilsan Arrimaha Somalia, Dr. Anirban Chatterjee oo War Saxaafadeed ka soo saaray magaalladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Iyadoo maanta loo asteeyey Maalinta Malaariyadda Caalamka ayaa waxay Hay’adda QM ugu qaabilsan Daryeelka Carruurta ee UNICEF sheegtay inay hoos u dhacday tirada dadka Soomaalida ee la il-daran Malaariyadda, loona baahan yahay in Somalia laga dabar gooyo Malaariyadda.

Madaxa Hay’adda UNICEF ugu qaabilsan Arrimaha Somalia, Dr. Anirban Chatterjee oo War Saxaafadeed ka soo saaray magaalladda Nairobi waxa uu sheegay inay jeclaan lahaayeen inuu qof kasta kaalin ka qaato La-dagaalanka Malaariyadda ka jirta Somalia, oo uu xusay inay hoos u dhacday.

- Advertisement -

Hay’adda UNICEF iyo Wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda Federalka Somalia ayaa iska kaashada Mashruuca Ka-hortagga Malaariyadda, iyadoo dadweyne fara badan loo qeybiyey Maro-kaneeco ay gabaad kaga dhigtaan Malaariyadda oo laga qaado qaniinyadda Kaneecadda.

UNICEF waxay tilmaamtay in Malaariyadda weli ku xooggan tahay qeybo ka mid ah Goballadda Bartamaga iyo Koonfurta Somalia iyo qeybo ka mid ah Waqooyiga Somalia.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts