HomeWararFAAHFAAHIN: Maraykanka oo duqeyn ku dilay Dagaalyahano ka tirsan Alshabaab.

FAAHFAAHIN: Maraykanka oo duqeyn ku dilay Dagaalyahano ka tirsan Alshabaab.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Afhayeenka Waaxda Gaashaandhigga Maraykanka, Kabtan Jeff Davis ayaa sheegay inay maalmihii Isniinta iyo Talaadadii shalay labo weerar ka geysteen Waqooyiga magaalladda Kismaayo, iyagoo taageero siinayey Ciiddanka Dowladda Federalka. Waxa uu intaasi ku daray in duqeymahaasi laagu dilay 12 Dagaalyahan oo ka tirsan Alshabaabka ku sugan Jubbooyinka. Waa duqeymihii ugu dambeeyey ee ay Milliteriga Maraykanka la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeenka Waaxda Gaashaandhigga Maraykanka, Kabtan Jeff Davis ayaa sheegay inay maalmihii Isniinta iyo Talaadadii shalay labo weerar ka geysteen Waqooyiga magaalladda Kismaayo, iyagoo taageero siinayey Ciiddanka Dowladda Federalka.

Waxa uu intaasi ku daray in duqeymahaasi laagu dilay 12 Dagaalyahan oo ka tirsan Alshabaabka ku sugan Jubbooyinka.

- Advertisement -

Waa duqeymihii ugu dambeeyey ee ay Milliteriga Maraykanka la beegsadaan Fariisimadda Xarakadda Alshabaab ee Isbahaysiga la ah Ururka Alqaacida.

Bishii la soo dhaafay, Maraykanka waxay duqeymo la beegsadeen Xeradda Tababarka ee Raaso oo ay Alshabaab ku leeyihiin duleedka Degmadda Buulo-burde ee Gobalka Hiiraan, kuna dileen in ka badan 150-qof, sida uu sheegay Afhayeenka Waaxda Difaaca Maraykanka, Kabtan  Jeff Davis.

Xeradda Tababarka Raaso waxay ku-dhawaad 120 Mayl dhanka Waqooyi kaga toosan tahay magaalladda Muqdisho.
@Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts