HomeWararMareykanka oo xaqiijiyay in duqeyn uu ku dilay 12 ka tirsan Al...

Mareykanka oo xaqiijiyay in duqeyn uu ku dilay 12 ka tirsan Al Shabab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Saraakiil ka tirsan wasaarada gaashandhigga Mareykanka oo aan magacyadooda la shaacin ayaa u xaqiijiyay VOA in Mareykanka uu duqeyn la eegtay xero Al Shabab ay ku leeyihiin deegaanka Yontoy oo 20 KM dhinaca waqooyi kaga beegan Kismaayo. Duqeynta ayaa dhacday Maanta oo Talaado ahayd iyo Isniintii shalay sida laga soo xigtay Saraakiisha wasaarada gaashandhigga Mareykanka. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan wasaarada gaashandhigga Mareykanka oo aan magacyadooda la shaacin ayaa u xaqiijiyay VOA in Mareykanka uu duqeyn la eegtay xero Al Shabab ay ku leeyihiin deegaanka Yontoy oo 20 KM dhinaca waqooyi kaga beegan Kismaayo.

Duqeynta ayaa dhacday Maanta oo Talaado ahayd iyo Isniintii shalay sida laga soo xigtay Saraakiisha wasaarada gaashandhigga Mareykanka.

- Advertisement -

Dadka deegaanka waxa ay sheegen in duqeynta ay dhacday balse aysan xaqiijin karin khasaaraha ay geysatay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts