HomeWararShirka Madasha Wada Tashiga Qaranka oo lagu wado in laga soo saaro...

Shirka Madasha Wada Tashiga Qaranka oo lagu wado in laga soo saaro War-murtiyeedka Nidaamka Doorashooyinka.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxda xubnaha ka ah Madasha Wada-tashiga Qaranka ayaa lagu wadaa inay maanta soo gebagebeeyaan Kulankii Khaaska ee ay maalmihii la soo dhaafay ku lahaayeen Xarunta Madaxtooyadda ee Villa Somalia ee magaalladdan Muqdiosho. Ilo-wareedyo ku dhowdhow shirkaasi ayaa Radio Dalsan u sheegay inay Madaxdu isla meel dhigeen inta badan qoddobadda ay ka wada xaajoodeen, lana filayo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxda xubnaha ka ah Madasha Wada-tashiga Qaranka ayaa lagu wadaa inay maanta soo gebagebeeyaan Kulankii Khaaska ee ay maalmihii la soo dhaafay ku lahaayeen Xarunta Madaxtooyadda ee Villa Somalia ee magaalladdan Muqdiosho.

Ilo-wareedyo ku dhowdhow shirkaasi ayaa Radio Dalsan u sheegay inay Madaxdu isla meel dhigeen inta badan qoddobadda ay ka wada xaajoodeen, lana filayo inay qalinka ku duugaan War-murtiyeedka ay ku mideysan yihiin oo  la filayo in gelinka dambe ee maanta lagu dhawaaqo.

- Advertisement -

Dib-u-eegista Dastuurka ayaa ka mid ah qoddobadda ugu adag ee ay Hoggaamiyayaasha Madasha Wada-tashiga Qaranka ku bixiyeen muddo dheer, iyadoo qaar ka mid ah Madaxdaasi ka biyo-diidsan yihiin in Barlamaanka haatan jira saamayn ku yeesho inay dib u lafa-guraan, kana doodaan guud ahaan qoddobadda ku xusan War-murtiyeedka ka soo baxa Shirkaasi.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay ka hadaly Furitaanka Kalfadhigii 8-aad ee Barlamaanka Federalka Somalia, ayaa sheegay in War-murtiyeedka ka soo baxa Madasha Wada-tashiga in loo soo gudbin doono Xildhibaanadda Barlamaanka Federalka, si ay wax ugu daraan ama uga dhimaan Qoddobadda ku xusan War Murtiyeedka.

Si kastaba ha ahaatee, 7-da Hoggaamiye ee xubnaha ka ah Madasha Wada-tashiga Qaranka ayaa aha Hoggaamiyayaal kala Hadaf ah, kala Himilo ah, oo badankooda hami kaga jiro inay noqdaan Musharixiin u taagan Doorashadda Madaxtinimadda ee dhici doonta bilowga bisha September ee sannadkan.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts