HomeWarar(SAWIR): Somali Maraykan Shandad lacago Dollar la raaci lahaa Diyaarada ku sii...

(SAWIR): Somali Maraykan Shandad lacago Dollar la raaci lahaa Diyaarada ku sii jeeday Dubai oo la qabtay.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Boliska Maraykanka ayaa ka helay Diyaarad ku sii jeeday magaalladda Dubai ee dalka Maraykanka Kumanaan Dollar oo  ku jirtay Shandad, laguna soo duubay baco Balaastik ah. Boliska waxay sheegeen kharajka ay  qabteen inay ahaayeen Kumanaan Dollar oo Kaash ahaa oo isugu jirtay 20-Dollar, 50-Dollars iyo 100-Dollars. Boliska waxay sheegeen inuu Kharajkaasi watay Nin Somali ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Boliska Maraykanka ayaa ka helay Diyaarad ku sii jeeday magaalladda Dubai ee dalka Maraykanka Kumanaan Dollar oo  ku jirtay Shandad, laguna soo duubay baco Balaastik ah.

Boliska waxay sheegeen kharajka ay  qabteen inay ahaayeen Kumanaan Dollar oo Kaash ahaa oo isugu jirtay 20-Dollar, 50-Dollars iyo 100-Dollars.

- Advertisement -

Boliska waxay sheegeen inuu Kharajkaasi watay Nin Somali ah oo lagu magacaabo Abdi Warsame oo shaqaale ka ah Shirkadda Xawaaladda Midwestern money-transfer company, taasi oo sannadkii hore laga xiray Nidaamka Caalamiga ee Bangiyadda.

Shirkadda waxay haatan lacagaha caddaanka ku gudbiyaan gacanta, oo ma isticmaasho Nidaamka Xawaaladaha iyo Bangiyadda toona.

Boliska waxay sheegeen inuu Kharajkaasi watay Nin Somali ah oo lagu magacaabo Abdi Warsame oo shaqaale ka ah Shirkadda Xawaaladda Midwestern money-transfer company, taasi oo sannadkii hore laga xiray Nidaamka Caalamiga ee Bangiyadda.

- Advertisement -

Shirkadda waxay haatan lacagaha caddaanka ku gudbiyaan gacanta, oo ma isticmaasho Nidaamka Xawaaladaha iyo Bangiyadda toona.

Markii Nidaamka Xawaaladaha Somalia laga xiray Somalia, waxay Inta badan Xawaaladaha Soomaalida la xiray Kharajka ku qaadaan si Kaash, kadibnma marka ay tagaan magaalladda Dubai ayey Kharajka u si iqeybiyaan Xawaaladaha lacagaha u dira Bariga Afrika iyo Bariga Dhexe.

Bangiyadda Maraykanka waxay horey u xireen Kumaan Xisaabaadka Lacagta oo ay lahaayeen dad iyo Ururo loo aqoonsaday inay khatar sare yihiin ama adag tahay in laga kontoroolo Shirkadaha Xawaaladaha, Bangiyadda Shisheeyaha iyo Hay’addo kale oo ah kuwa aan ku dhisnayn inay lacagaha wax ka macaashaan.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts