HomeWararRa’isul-wasaaraha oo maanta kulamo la leh Odayaasha Dhaqanka ee Hiiraan.

Ra’isul-wasaaraha oo maanta kulamo la leh Odayaasha Dhaqanka ee Hiiraan.

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ra’isul-wasaaraha Xukuumadda Federalka, Cumar C/rashiid ayaa lagu wadaa inuu maanta Kulamo muhiim ah la yeesho Odaayasha Dhaqanka Beelaha wada deggan Gobalka Hiiraan, isku-day lagu doonayo in lagu xaliyo muranka ka taagan Ka-qeybgalka Shirka Maamul-u-samaynta Hiiraan iyo Sh/dhexe oo ay gogishiisu fidsan tahay magaalladda Jowhar. Ra’isul-wasaaraha oo shalay gaaray magaalladda Beled-weyne waxa uu socdaalkiisa ku qotomaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’isul-wasaaraha Xukuumadda Federalka, Cumar C/rashiid ayaa lagu wadaa inuu maanta Kulamo muhiim ah la yeesho Odaayasha Dhaqanka Beelaha wada deggan Gobalka Hiiraan, isku-day lagu doonayo in lagu xaliyo muranka ka taagan Ka-qeybgalka Shirka Maamul-u-samaynta Hiiraan iyo Sh/dhexe oo ay gogishiisu fidsan tahay magaalladda Jowhar.

Ra’isul-wasaaraha oo shalay gaaray magaalladda Beled-weyne waxa uu socdaalkiisa ku qotomaa sidii uu Odayaasha Dhaqanka Reer Hiiran u arki lahaa, u dhegeysan lahaa Aragtiyahooda iyo sidii uu ugu qanci lahaa Ka-qeybgalka Shirka Maamul-u-samaynta Hiiraan iyo Sh/dhexe.

- Advertisement -

Odayaasha Dhaqanka Reer Hiiraan ayaa u muuqda kuwo dhaliilsan gacanta ay Dowladda Federalka ku leedahay Shirka Maamul-u-samaynta, waxayna ku baaqeen in Odayaasha Dhaqanka loo madax-baneeyo Shirka Maamul-u-samaynta Hiiraan iyo Sh/dhexe.

Dhinaca kale, Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federalka, C/raxmaan Odawaa’ ayaa ku sugan Beled-weyne, isagoo culays kala kulmay Odayaasha Dhaqanka Reer Hiiraan, si uu ugu qanciyo inay ku biiraan Shirka gogoshiisu taallo Jowhar.

RW2 RW1RW5

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts