HomeWararMaxkamad ku taalla Malta oo xukun ku riday Muwaadin Somali ah.

Maxkamad ku taalla Malta oo xukun ku riday Muwaadin Somali ah.

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

C/raxmaan Aadan Maxamuud oo 21-jir ah ayaa la soo taagay Maxkamad ku taalla Jesiiradda Malta, kadib, markii lagu soo oogay in lagu qabtay isagoo iibinayo Maaan-dooriyaha Xashiishka. Eedeysanaha ayaa la sheegay inay Saraakiil ka tirsan Ciiddanka  dharka cad qabteen maalintii Sabtiga ee la soo dhaafay, kadib, markii ay isaga dhigeen dad ka iibsanayo Xashiishka, waxayna […]

- Advertisement -

C/raxmaan Aadan Maxamuud oo 21-jir ah ayaa la soo taagay Maxkamad ku taalla Jesiiradda Malta, kadib, markii lagu soo oogay in lagu qabtay isagoo iibinayo Maaan-dooriyaha Xashiishka.

Eedeysanaha ayaa la sheegay inay Saraakiil ka tirsan Ciiddanka  dharka cad qabteen maalintii Sabtiga ee la soo dhaafay, kadib, markii ay isaga dhigeen dad ka iibsanayo Xashiishka, waxayna ku qabteen xashiish culayskiisu ahaa in ka badan 2 garaam.

- Advertisement -

Garsooraha Maxkamadda waxa uu Eedeysanaha ku xukumay xabsi hal sanno iyo 2 bilood, wuxuuna Garsooruhu codsaday in Eedeysanaha loo diro Isbitaal si loo baaro xaalladiisa caafimaadka ee dhinaca Dhimirka.

©Radio Dalsan

Latest stories