HomeWararFINLAND: Rag Somali ku eedeysnaa inay Alshabaab dhaqaale u diri jireen oo...

FINLAND: Rag Somali ku eedeysnaa inay Alshabaab dhaqaale u diri jireen oo dembi lagu waayey.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maxkamadda Rafcaanka ee ku taalla caasimadda dalka Finland ee Helsinki waxay sii daayeen 4 qof oo Somali haysata dhalashadda dalkaasi, kuwaasi oo lagu so oogay inay Alshabaab u direen kharaj sannadihii 2008-dii iyo 2010-kii. Afarta Eedeysane ayaa lagu soo oogay  inay Lacago u xawileen Alshabaabka ku sugan dalalka Somalia iyo Kenya iyo inay dad u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Rafcaanka ee ku taalla caasimadda dalka Finland ee Helsinki waxay sii daayeen 4 qof oo Somali haysata dhalashadda dalkaasi, kuwaasi oo lagu so oogay inay Alshabaab u direen kharaj sannadihii 2008-dii iyo 2010-kii.

Afarta Eedeysane ayaa lagu soo oogay  inay Lacago u xawileen Alshabaabka ku sugan dalalka Somalia iyo Kenya iyo inay dad u qori jireen Alshabaab.

- Advertisement -

Maxkamadda Rafcaanka ee Helsinki waxay laashay xukun ay Maxkamadda darajadda Hoose ee dalkaasi ku riday Eedeysanayaashaasi.

Maxkamadda Rafcaanka waxay sheegtay in xilligii Eedeysanayaasha lagu soo oogayey Dembigaasi inuusan falkaasi dambi ka ahayn Sharciga Finland, haddii aan la caddaynin in Lacagahaasi loo adeegsanayey falal Argagixiso.

Eedeysanayaasha waxay sheegeen inay Dhaqaalaha u diri jireen Hay’addo Samafal si loogu taageero dadka Soomaalida ee dhibaataysan.

- Advertisement -

Kharajka Guud ee ay Eedeysanayaasha direen ayaa la sheegay inay ahaayeen lacago yar, iyadoo mid ka mid ah uu diray lacag dhan 2,500 oo Dollar.

Xigasho: yle.fi

©Radio Dalsan

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts