HomeWararDEG DEG: Dagaal xoogan oo ka socda Deegaanka Suuj Ee Gobolka Nugaal

DEG DEG: Dagaal xoogan oo ka socda Deegaanka Suuj Ee Gobolka Nugaal

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Dagaal aad u xoogan ayaa saakaya laga soo sheegaya Deegaanka Suuj Ee Gobolka Nugaal halkas oo ay Shalay ku dagaalamen Kooxda Al Shabab iyo Ciidamada Puntland. Dadka deegaanka ayaa shalay ka barakacay deegaanada hoos yimaada Deegaanka Suuj oo ay isku hor fadhiyen labada dhinac. Imminka waxa la soo sheegaya in laga yaabo iney jiran khasaara […]

- Advertisement -

Dagaal aad u xoogan ayaa saakaya laga soo sheegaya Deegaanka Suuj Ee Gobolka Nugaal halkas oo ay Shalay ku dagaalamen Kooxda Al Shabab iyo Ciidamada Puntland.

Dadka deegaanka ayaa shalay ka barakacay deegaanada hoos yimaada Deegaanka Suuj oo ay isku hor fadhiyen labada dhinac.

- Advertisement -

Imminka waxa la soo sheegaya in laga yaabo iney jiran khasaara badan maadama Dagaalka uu yahay mid aad u xoogan.

Latest stories