HomeCiyaarahaNasiibdaro ku habsatay Robin van Persie,Waayihiisa xulka Holland oo dhamaaday

Nasiibdaro ku habsatay Robin van Persie,Waayihiisa xulka Holland oo dhamaaday

Date:

Related stories

Sababta Arsenal iyo Manchester City looga saaray Wembley

Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.

Garsoore Cumar Cartan oo taariikh ka sameynaya UEFA Super Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabduqaadir Cartan ayaa maanta garsooraya UEFA Super Cup-ka u dhexeeya Paris Saint-Germain iyo Aston Villa,

Japan Oo Rajo Cusub U Abuurtay Dadka somalida Ilkaha Waayay si loogu abuuro ilko cusub

Cilmi-baarayaal Japan ah ayaa bilaabay tijaabooyin bini'aadam oo ku saabsan daawo loogu talagalay in dadka ka caawiso inay si dabiici ah u koraan ilko cusub,

Robin van Persie xirfadiisa xulka dalkiisa Holland ayaa u muuqata haatan mid soo dhamaatay,kadib markii laga reebay Liiska xiddigaha xulka dalkaas ee ciyaaraha soo socda ciyaaraya. Holland ayaa dhawaan la ciyaareysa ciyaaro saaxibtinimo xulalka France iyo England. Waxaa ay u muuqataa inuu seegayo koobka Adduunka 2018. Weeraryahanka Fenerbahce ayaa 50 gool u dhaliyay dalkiisa 101 […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Robin van Persie xirfadiisa xulka dalkiisa Holland ayaa u muuqata haatan mid soo dhamaatay,kadib markii laga reebay Liiska xiddigaha xulka dalkaas ee ciyaaraha soo socda ciyaaraya.

Holland ayaa dhawaan la ciyaareysa ciyaaro saaxibtinimo xulalka France iyo England.

- Advertisement -

Waxaa ay u muuqataa inuu seegayo koobka Adduunka 2018.

Weeraryahanka Fenerbahce ayaa 50 gool u dhaliyay dalkiisa 101 kulan uu u saftay.

Van Persie ayaa kamid ah 8 ciyaaryahan oo wax ka badan 100 kulan iyo wax ka badan  u saftay dalkaas..

- Advertisement -

Guud ahaan liiska Xiddigaha Holland ee lagu dhawaaqay waa kuwan.

Goolhayayaasha: Jasper Cillessen (Ajax), Kenneth Vermeer (Feyenoord), Jeroen Zoet (PSV).

Daafacyada: Virgil van Dijk (Southampton), Daley Blind (Manchester United), Mitchell Dijks (Ajax), Jeffrey Bruma (PSV), Daryl Janmaat (Newcastle), Timo Letschert (Utrecht), Erik Pieters (Stoke City), Jetro Willems (PSV), Joel Veltman (Ajax), Ron Vlaar (AZ).

Qadka dhexe: Ibrahim Afellay (Stoke City), Riechedly Bazoer (Ajax), Jordy Clasie (Southampton), Davy Klaassen (Ajax), Davy Propper (PSV), Wesley Sneijder (Galatasaray), Georginio Wijnaldum (Newcastle).

Weerarka: Memphis Depay (Manchester United), Klaas-Jan Huntelaar (Schalke), Vincent Janssen (AZ), Luuk de Jong (PSV), Jurgen Locadia (PSV), Luciano Narsingh (PSV), Quincy Promes (Spartak Moscow), Arjen Robben (Bayern Munich).

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts