HomeCiyaarahaDaafaca Liverpool Nathaniel Clyne oo u hanjabay Manchester United

Daafaca Liverpool Nathaniel Clyne oo u hanjabay Manchester United

Date:

Related stories

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Daafaca kooxda Liverpool Nathaniel Clyne ayaa ku hanjabay kooxdiisa iney ka aarsan doonto Man United guuldarooyinkii ka soo gaaray xagaagan. Labadan koox ayaa ku balansan wareega 16-ka Europa League Khamiista. United ayaa badisay afartii kulan ugu dambeeyay ay la ciyaartay Reds oo ay ku jirto guuldaradii 3-1 kasoo gaartay Old Trafford September. Sidoo kale January […]

- Advertisement -

Daafaca kooxda Liverpool Nathaniel Clyne ayaa ku hanjabay kooxdiisa iney ka aarsan doonto Man United guuldarooyinkii ka soo gaaray xagaagan.

Labadan koox ayaa ku balansan wareega 16-ka Europa League Khamiista.

- Advertisement -

United ayaa badisay afartii kulan ugu dambeeyay ay la ciyaartay Reds oo ay ku jirto guuldaradii 3-1 kasoo gaartay Old Trafford September.

Sidoo kale January ayaa looga badiyay Anfield markaas oo 1-0 looga badiyay hadana.

Laakiin Daafacan England u dhashay ayaa wacad ku maray in United ay dhulka la geli doonaan.

- Advertisement -

Liverpool ayaan ugu badin Man United garoonkeeda Anfield September 2013.

Latest stories