HomeCiyaarahaDaawo Sawirada Chelsea oo laga reebay Champions league,PSG oo soo baxday

Daawo Sawirada Chelsea oo laga reebay Champions league,PSG oo soo baxday

Date:

Related stories

Sababta Arsenal iyo Manchester City looga saaray Wembley

Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.

Garsoore Cumar Cartan oo taariikh ka sameynaya UEFA Super Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabduqaadir Cartan ayaa maanta garsooraya UEFA Super Cup-ka u dhexeeya Paris Saint-Germain iyo Aston Villa,

Japan Oo Rajo Cusub U Abuurtay Dadka somalida Ilkaha Waayay si loogu abuuro ilko cusub

Cilmi-baarayaal Japan ah ayaa bilaabay tijaabooyin bini'aadam oo ku saabsan daawo loogu talagalay in dadka ka caawiso inay si dabiici ah u koraan ilko cusub,

Chelsea ayaa kasoo hartay koobka horyaalada qaarada Yurub ee Uefa Champions league,taas oo ka dhigan in sanadka dambe ay seegi doonto koobkan hadii ay horyaalka ay afarta sare ka gaari waayaan xagaagan. Gool uu Adrien Rabiot uu ka dhaliyay ayaa waxaa Chelsea u soo bar bareeyay qeybta koowaad Diego Costa. Kadib qeybta labaad Zlatan Ibrahimovic […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Chelsea ayaa kasoo hartay koobka horyaalada qaarada Yurub ee Uefa Champions league,taas oo ka dhigan in sanadka dambe ay seegi doonto koobkan hadii ay horyaalka ay afarta sare ka gaari waayaan xagaagan.

Gool uu Adrien Rabiot uu ka dhaliyay ayaa waxaa Chelsea u soo bar bareeyay qeybta koowaad Diego Costa.

- Advertisement -

Kadib qeybta labaad Zlatan Ibrahimovic ayaa ka dhaliyay goolka guusha Chelsea.

Blues ayaa looga adkaaday markale 2-1,labada kulanba waxaa looga adkaaday Chelsea 4-2.

PSG ayaa kula biirtay kooxaha soo baxay Real Madrid, Wolfsburg iyo Benfica wareega siddeeda Champions league.

PSG striker Zlatan Ibrahimovic celebrates after making it 2-1 on Wednesday night against Chelsea at Stamford Bridge

PSG's first-team stars mob midfielder Adrien Rabiot after the Frenchman converted an Ibrahimovic cross past Courtois

Rabiot tapped home from close range to give Paris Saint-Germain an early lead at Stamford Bridge on Wednesday evening

Rabiot (centre left) is all smiles while John Mikel Obi and Gary Cahill (right of picture) show their frustration after the opening goal

Chelsea striker Diego Costa levels the scoreline on the night with a low driven shot past PSG goalkeeper Kevin Trapp 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts