HomeWararSiyaasiyiin iyo NGO-yo Kenyaan lagu eedeeyey inay dib u dhigayaan Qaxootiga Soomaalida...

Siyaasiyiin iyo NGO-yo Kenyaan lagu eedeeyey inay dib u dhigayaan Qaxootiga Soomaalida ee ku soo laabanayo dalkooda hooyo.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Kenya, Joseph Nkaissery ayaa ka codsaday Guddiga Ammaanka iyo Maamulka ee Barlamaanka Kenya inay gacan ka siiyaan Xukuumadda Kenyadadaalkooda ku aadan sidii Qaxootiga Soomaalida ku sugan Xeryaha Dhadhaab loogu celin lahaa dalkooda hooyo. Waxa uu tilmaamay inay Soomaali badab doonayaan inay ku laabtaan dalkooda hooyo, balse ay celinayaan Hay’addaha aan Dowliga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Kenya, Joseph Nkaissery ayaa ka codsaday Guddiga Ammaanka iyo Maamulka ee Barlamaanka Kenya inay gacan ka siiyaan Xukuumadda Kenyadadaalkooda ku aadan sidii Qaxootiga Soomaalida ku sugan Xeryaha Dhadhaab loogu celin lahaa dalkooda hooyo.

Waxa uu tilmaamay inay Soomaali badab doonayaan inay ku laabtaan dalkooda hooyo, balse ay celinayaan Hay’addaha aan Dowliga ahayn ee NGO-yadda.

- Advertisement -

Inkastoo uusan carabaabin NGO-yadaasi, haddana waxa uu tilmaamay inay Jid-gooyo dhigayaan jidadkii lagu safri lahaa.

Waxa uu dhinaca kale sheegay inay Siyaasiyiinta Kenya waxay doonayaan inay dadka Kenyaanka isku diiwaan geliyaan inay Qaxooti yihiin si ay ugu helaan Cuntada iyo adeegyadda kale ama ay Dib-u-dejin uga helaan dalalka horey u maray.

Dhinaca kale, Xilshibaan C/llaahi Daahir oo laga soo doorto Koonfurta Wajeer ayaa sheegay inay jiraan ku-dhawaad 15-kun ilaa 50-kun qof oo Kenyan ah oo isku dhex qarxinayo Qaxootiga ku jira Xeradda Dhadhaab.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts