HomeWararDEG DEG: Mareykanka oo sheegtay inuu dilay 150 Al Shabab ah

DEG DEG: Mareykanka oo sheegtay inuu dilay 150 Al Shabab ah

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Dowlada Mareykanka ayaa Caawa si rasmi ah u xaqiijisay iney duqeyn ku dishay Ku dhawaad 150 Dagaalame oo ka tirsanaa Al Shabab. Afhayeenka Wasaarada Amniga Cabdikamil Macalin Shukri ayaa sheegay in Khasaaro xoogan uu duqeynta ka soo gaartay Al Shabab.

- Advertisement -

Dowlada Mareykanka ayaa Caawa si rasmi ah u xaqiijisay iney duqeyn ku dishay Ku dhawaad 150 Dagaalame oo ka tirsanaa Al Shabab.

Afhayeenka Wasaarada Amniga Cabdikamil Macalin Shukri ayaa sheegay in Khasaaro xoogan uu duqeynta ka soo gaartay Al Shabab.

Latest stories