HomeWarar(SAWIRO): Halkani waa Jamhuuriyadda Afrikaanka ee dhulka Masar.

(SAWIRO): Halkani waa Jamhuuriyadda Afrikaanka ee dhulka Masar.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

                          هنا جمهورية الأفارقة على أرض مصر Caasimadda dalka Masar ee Qaahira waxaa ku nool Qaxooti fara badan oo Afrikaanka Madow ah, kuwaasi oo halkaasi ku haysta Ganacsi iyo Nololba. Waxaa goobtaasi loo yaqaanaa Safa Walmarwa,waa Jid ka mid ah Waddooyinka ugu waa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

                          هنا جمهورية الأفارقة على أرض مصر

Caasimadda dalka Masar ee Qaahira waxaa ku nool Qaxooti fara badan oo Afrikaanka Madow ah, kuwaasi oo halkaasi ku haysta Ganacsi iyo Nololba.

- Advertisement -

Waxaa goobtaasi loo yaqaanaa Safa Walmarwa,waa Jid ka mid ah Waddooyinka ugu waa weyn ee dhex mara Xaafadda Xadaa’iq Almacaadi.

Waxaa ku yaalla Dhismooyin Ganacsi, Baarar laga cunto Cuntadda Afrika, Time-jarayaal, Carwooyin iyo goobo kale oo aad loogu soo dukaamaysi tago.

Dadka Afrikaanka Madow, waxay Masar u haystaan dalkooda Labaad, mana la kulmaan dhibaatooyin, haddaysan iyaga dhibaato abuurin.

- Advertisement -

Qaxooti badan oo Soomaali ayaa ku nool Xaafadda Xadaa’iq Almacaadi, kuwaasi oo isugu jira kuwo Deegaan ahaan ugu nool, kuwa ka xoogsada iyo kuwo ku sugaya Laynka Isxambaarka iyo kuwa Qaxootinimadda.

Daawo: Sawiradda Halkan waa Jamhuuriyadda Afrika ee Masar:

JAMHUURIYADDA AFRIKA11 JAMHUURIYADDA AFRIKA13 JAMHUURIYADDA AFRIKA19 JAMHUURIYADDA AFRIKA18 JAMHUURIYADDA AFRIKA17 JAMHUURIYADDA AFRIKA16 JAMHUURIYADDA AFRIKA15 JAMHUURIYADDA AFRIKA14 JAMHUURIYADDA AFRIKA5 JAMHUURIYADDA AFRIKA4
JAMHUURIYADDA AFRIKA3 JAMHUURIYADDA AFRIKA21 JAMHUURIYADDA AFRIKA2 JAMHUURIYADDA AFRIKA7 JAMHUURIYADDA AFRIKA6 JAMHUURIYADDA AFRIKA9 JAMHUURIYADDA AFRIKA1 JAMHUURIYADDA AFRIKA8

 

©Radio Dalsan

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts