HomeWararMadaxda dalalka Bariga Afrika oo go’aan ka gaarayo Codsiga xubinimadda Somalia ee...

Madaxda dalalka Bariga Afrika oo go’aan ka gaarayo Codsiga xubinimadda Somalia ee Ururka E.A.C.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Hoggaamiyayaasha Dowladaha Kenya, Uganda, Tanzania, Ruwanda iyo Burundi ee ku mideysan Urur-gobaleedka Bulshadda Bariga Afrika “East African Community (EAC)” waxay maanta Kulankooda 17-aad ee Caadiga ah ku leeyihiin Xarunta Dhexe ee Ururkaasi oo ku taalla magaalladda Arusha ee dalka Tanzania. Ajendayaasha ugu waa weyn ee ay ka wada tashan doonaan  waxaa ka mid ah Codsiga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hoggaamiyayaasha Dowladaha Kenya, Uganda, Tanzania, Ruwanda iyo Burundi ee ku mideysan Urur-gobaleedka Bulshadda Bariga Afrika “East African Community (EAC)” waxay maanta Kulankooda 17-aad ee Caadiga ah ku leeyihiin Xarunta Dhexe ee Ururkaasi oo ku taalla magaalladda Arusha ee dalka Tanzania.

Ajendayaasha ugu waa weyn ee ay ka wada tashan doonaan  waxaa ka mid ah Codsiga Xubinnimadda ee dalalka Somalia iyo Koonfurta Sudan ee ay kaga mid noqonayaan Urur-gobaleedka Bulshadda Bariga Afrika (EAC).

- Advertisement -

Golaha Wasiiradda ee dalalka ku bahoobay Urur-gobaleedka EAC ayaa la sheegay inay Warbixin ka diyaariyeen Codsiyadda Somalia iyo Koonfurta Suudaan, waxaana lagu wadaa inay Hoggaamiyayaasha tixgeliyaan Codsiga Dowladda Somalia ee ka mid noqoshadda Dowladaha ku bahoobay Ururka EAC.

Ururkaasi waxaa la asaasay sannadkii 1967-kii, inkastoo uu burburay sannadkii 1977-kii, haddana waxaa mar kale dib loo dhidbay bishii July 7-dii ee sannadkii 2000.

Dowladaha ku mideysan Urur-gobaleedka Bulshadda Bariga Afrika “East African Community (EAC) waxa qorshahooda ku jira inay yeeshaan Hal Baasaboor iyo Lacag Mideysan oo ka dhexeyn doonta dalalka xubnaha ka ah Ururkaasi.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts