HomeWararWAR DEGDEG: Kenya oo sheegatay inay dileen Taliyihii Sirdoonka Alshabaab.

WAR DEGDEG: Kenya oo sheegatay inay dileen Taliyihii Sirdoonka Alshabaab.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wakaalladda Wararkaa Faransiiska ee AFP ayaa goor dhow qortay hadal ay Ciiddanka Kenya ku sheegteen inay maanta duqeyn ku dileen Taliyihii Sirdoonka Alshabaab Mahad Karatee iyo 10 Taliye oo kale. Hadal ka soo baxay Taliska Ciiddanka Kenya ayaa lagu sheegay inay Duqeyn muhiim ahayd ku dileen Mahad Karatee oo ahaa Taliye Sare iyo Madaxa Sirdoonka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wakaalladda Wararkaa Faransiiska ee AFP ayaa goor dhow qortay hadal ay Ciiddanka Kenya ku sheegteen inay maanta duqeyn ku dileen Taliyihii Sirdoonka Alshabaab Mahad Karatee iyo 10 Taliye oo kale.

Hadal ka soo baxay Taliska Ciiddanka Kenya ayaa lagu sheegay inay Duqeyn muhiim ahayd ku dileen Mahad Karatee oo ahaa Taliye Sare iyo Madaxa Sirdoonka Alshabaab, waxayna tilmaaameen inay duqeyntaasi ka dhacday gudaha dalka Somalia.

- Advertisement -

Taliska Ciiddanka Kenya ma sheegin halka ay ku dileen Saraakiishaasi ka tirsan Alshabaab, mana jiraan warar madax bannaan oo xaqiinaya sheegashadooda.

Dhinaca kale, Xarakadda Alshabaab weli kama hadlin Sheegashada Ciiddanka Kenya ku sheegteen inay duqeyn ku dileen Saraakiil muhiim ah oo ka tirsan Alshabaab.

Xigasho: AFP

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts