HomeWararMadaxweynaha oo ka soo laabtay Shirkii Munich Security Conference.

Madaxweynaha oo ka soo laabtay Shirkii Munich Security Conference.

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa db ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu magaalada Munich ee dalka Jamhuuriyadda Federaalka Jarmalka kaga soo qeybgaley Shirkii 52-aad ee arrimaha amniga caalamka (Munich Security Conference). Arrimaha ugu waaweyn ee diiradda lagu saaray shirka sannadkan waxaa ka mid ahaa, xasiloonida […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa db ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu magaalada Munich ee dalka Jamhuuriyadda Federaalka Jarmalka kaga soo qeybgaley Shirkii 52-aad ee arrimaha amniga caalamka (Munich Security Conference).

Arrimaha ugu waaweyn ee diiradda lagu saaray shirka sannadkan waxaa ka mid ahaa, xasiloonida dalalka Saxaraha ka hooseeya oo ay Soomaaliya ku jirto, qaabka Yurub ay uga jawaabtey qulqulka qaxootiga ku soo badanaya Yurub, dagaalka Syria, xakameynta hubka, iyo cudurada ku sii baahaya dunida.

- Advertisement -

Khudbad uu shirka ka jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu xusay khatarta argagixisada ku hayso caalamka, loona baahan yahay in meel looga soo wada jeesto dagaalka looga soo horjeedo.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho ku soo dhoweeyay, Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka, Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan labada gole.

Latest stories