HomeWararQM oo ku talisay in la hagaajiyo xaalladda ay ku nool yihiin...

QM oo ku talisay in la hagaajiyo xaalladda ay ku nool yihiin Barakakacayaasha Soomaalida.

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wakiilka Xoghayaha Guud ee QM ugu qaabilsan Arrimaha Xuquuqda Aadanaha ee Dadka Barakacaayasha, Walter Kälin  ayaa sheegay inay lagama maarmaan tahay  in wax badan laga qabto Xaalladda dadka ku barakacay gudaha dalka Somalia. “Waxaan u baahanahay in xal waara loo helo Barakacayaasha, waxaana u baahanahay inaan maalgelino Dhismooyin, Adeegyada Asaasiga, loo abuuro shaqooyin, kadib ayaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wakiilka Xoghayaha Guud ee QM ugu qaabilsan Arrimaha Xuquuqda Aadanaha ee Dadka Barakacaayasha, Walter Kälin  ayaa sheegay inay lagama maarmaan tahay  in wax badan laga qabto Xaalladda dadka ku barakacay gudaha dalka Somalia.

“Waxaan u baahanahay in xal waara loo helo Barakacayaasha, waxaana u baahanahay inaan maalgelino Dhismooyin, Adeegyada Asaasiga, loo abuuro shaqooyin, kadib ayaan awoodi karnaa inaan caawino Barakacayaasha si ay mar kale ugu soo biiraan nolosha caadiga ee Somali” ayuu yiri Ergayga QM ugu qaabilsan dadka Barakacayaasha oo muddo 2 Toddobaad ah socdaal ku soo maray dalka Somalia.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Wakiilka Xoghayaha Guud ee QM ugu qaabilsan Arrimaha Xuquuqda Aadanaha ee Dadka Barakacaayasha, Walter Kälin  ayaa sheegay in la joogo xilligii la xoojin lahaa isku-xirka u dhexeeya Hawlaha Samafalka iyo Barnaamijyadda Horumarinta oo uu tilmaamay inuu qeyb ka yahay Xalka qorshaha dheer ee Barakacayaasha muddada dheer barakacsanaa..

Xafiiska QM ee Isku-xirka Hawlaha Samafalka (OCHA) ayaa sheegtay inay in ka badan Hal million oo Barakacayaal ah ku tiirsan yihiin Taageeradda Samafalka.

Magaalladda Muqdisho oo keliya waxaa ku nool Ku-dhawaad 400,000 oo Barakacaayaal dhowr sanno ka soo hayaamay Deegaannadii ay horey ugu noolaayeen.

- Advertisement -

idp

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts