HomeWararAlshabaab oo la sheegay inay nin surka kaga jareen duleedka Buulo-burde.

Alshabaab oo la sheegay inay nin surka kaga jareen duleedka Buulo-burde.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaarayo magaalladda Buulo-burde ee Gobalka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan inay Alshabaab xalay nin ku gawraceen Tuulladda Jameeco Mubaarak ee 25 KM u jirta Degmadda Buulo-burde. Ninka la gawracay oo la oran jirey Sheekh Axmed Sheekh C/raxmaan, ayaa la sheegay inuu ahaa Ganacsade caan ka ah Deegaankaasi. Warar kale ayaa sheegayo inuu Marxuumku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaarayo magaalladda Buulo-burde ee Gobalka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan inay Alshabaab xalay nin ku gawraceen Tuulladda Jameeco Mubaarak ee 25 KM u jirta Degmadda Buulo-burde.

Ninka la gawracay oo la oran jirey Sheekh Axmed Sheekh C/raxmaan, ayaa la sheegay inuu ahaa Ganacsade caan ka ah Deegaankaasi.

- Advertisement -

Warar kale ayaa sheegayo inuu Marxuumku ahaa Shiikh caalin ah oo laga yaqaano Gobalka Hiiraan.

Dad ehel la ah Marxuumka la gawracay ayaa sheegay inay Alshabaab xalaya kala baxeen Hoygiisa, mana cadda sababaha rasmiga ee ka dambeysay dilkaasi.

Maamulka Buulo-burde ayaa sheegay inay ku raad-joogaan kooxihii geystay garwacaasi, waxayna beeniyeen inuu Marxuumkaasi la shaqeyn jirey Maamulka Gobalka Hiiraan.

- Advertisement -

Ma aha markii ugu horreysay oo ay Dagaalamayaasha Alshabaab dad ku dilaan duleedka Buulo-burde iyo qeybo kale oo ka tirsan Gobalka Hiiraan.

©Radio Dalsan        

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts