HomeWararTaliyihii Guud ee Milliteriga Sudan oo xilka laga xayuubiyey.

Taliyihii Guud ee Milliteriga Sudan oo xilka laga xayuubiyey.

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wareegto ka soo baxay Madaxweynaha dalkaasi, Omar Hassan Albashiir ayaa lagu sheegay in  Taliyihii Guud ee Milliteriga, Jeneral Mustafa Cubayd xilkii laga qaaday, laguna bedelay Jeneral Cimaadediin Mustafa Cadaawi. Madaxweynaha waxa kale oo uu Taliye-xigeenka Milliteriga u magacaabay Jeneral Yaxya Maxamed Kheyr, waxayna Isku-shaandheyntan ku soo beegmaysaa iyadoo ay Milliteriga Dowladda dagaal culus kula jiraan […]

- Advertisement -

Wareegto ka soo baxay Madaxweynaha dalkaasi, Omar Hassan Albashiir ayaa lagu sheegay in  Taliyihii Guud ee Milliteriga, Jeneral Mustafa Cubayd xilkii laga qaaday, laguna bedelay Jeneral Cimaadediin Mustafa Cadaawi.

Madaxweynaha waxa kale oo uu Taliye-xigeenka Milliteriga u magacaabay Jeneral Yaxya Maxamed Kheyr, waxayna Isku-shaandheyntan ku soo beegmaysaa iyadoo ay Milliteriga Dowladda dagaal culus kula jiraan Maleeshiyo  ku sugan Deegaanka Jebel Maara ee Galbeedka Gobalka Daarfuur.

- Advertisement -

Tobanaan kun oo qof oo rayid ah ayaa la rumeysan yahay inay ku bara kaceen Iska-horimaadkaasi oo bilowday bishii la soo dhaafay 15-da.

©Radio Dalsan        

Latest stories