HomeWarar(DAAWO): Sawiradda Ninkii ka dambeeyey qaraxii ka dhex dhacay Diyaaradda Daallo Airlines.

(DAAWO): Sawiradda Ninkii ka dambeeyey qaraxii ka dhex dhacay Diyaaradda Daallo Airlines.

Date:

Related stories

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

Muuqaalka Kameerooyinka Qarsoon (CCTV) ee ku xiran gudaha Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalladda Muqdisho ayaa laga helay Muuqaalka Ninka la rumeysan yahay inuu yahay Ninkii ka dambeeyey Qarixii Talaadadii hore ka dhex dhacay Diyaarad ay leedahay Shirkadda Daallo Airlines.

Ninkaasi oo magaciisa lagu sheegay C/llaahi C/salaam Boorle, oo 55 jir ayaa waxa Muuqaalkiisa laga arkay CCTV, isagoo loo dhiibayo Laptop-ka uu ku fuliyey Qaraxaasi.

Ninkaasi oo fuliyey Qaraxaasi, ayaa waxa uu qaraxu gallaaftay isaga keliya, iyadoo qeybo ka mid ah maydkiisa oo go’go’ay laga helay Degmadda Balcad.

DAAWO SAWIRRADDA CCTV-GA:

CCTV 001

CCTV BOORLE6 CCTV BOORLE2 CCTV BOORLE1 CCTV BOORLE2 CCTV BOORLE8 CCTV 001 CCTV BOORLE 7
DAALLO DAMAGE
DAALLO AIRLINES-HOLE

 

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories