HomeWararDiyaaradaha Kenya oo weli duqeynayo deegaano ka tirsan Goballadda Gedo iyo Bay.

Diyaaradaha Kenya oo weli duqeynayo deegaano ka tirsan Goballadda Gedo iyo Bay.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciiddanka Dhulka iyo Diyaaradaha Dagaalka Kenya ayaa sheegay inay sii wadaan Duqeymaha ay ku hayaan Fariisimadda Alshabaab ku leeyihiin Gobalka Gedo, hal isbuuc kadib, weerarkii Alshabaab bishan 15-dii ku qaadeen Saldhigga Ceel-cadde. Diyaaradaha Dagaalka iyo Helikoptarada Hubeysan ee Kenya ayaa la sheegay inay duqeeyeen Deegaanadda Daar iyo Cali Maraykanka oo u dhow Degmadda Baardheere, halkaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciiddanka Dhulka iyo Diyaaradaha Dagaalka Kenya ayaa sheegay inay sii wadaan Duqeymaha ay ku hayaan Fariisimadda Alshabaab ku leeyihiin Gobalka Gedo, hal isbuuc kadib, weerarkii Alshabaab bishan 15-dii ku qaadeen Saldhigga Ceel-cadde.

Diyaaradaha Dagaalka iyo Helikoptarada Hubeysan ee Kenya ayaa la sheegay inay duqeeyeen Deegaanadda Daar iyo Cali Maraykanka oo u dhow Degmadda Baardheere, halkaasi oo ay Milliteriga Kenya sheegeen inay ku yaallaan Fariisimo ay Alshabaab leeyihiin.

- Advertisement -

KDF Z-9 Gunship Attack HelikoptersWargeyska The Star oo Warbixinta qoray waxa uu xusay in sidoo kale la duqeeyey Bartilmaameedyo ku yaalla Deegaanka Raaxoole oo ku-dhawaad 40-KM u jirta Degmadda Diinsoor iyo Tuullooyinka Qodqod iyo Ceel-gaduud oo ka tirsan Gobalka Gedo.

Dhinaca kale, Siyaasiyiinta iyo Odayaasha Dhaqanka ee Gobalka Gedo ayaa ku eedeeyey Milliteriga Kenya inay dileen dad rayid ah oo ku sugnaa Deegaannadda la duqeeyey.

Guddoomiyaha Degmadda Garbahaareey, Nuur Maxamed Buraale ayaa sheegay in 10-qof oo rayid ah ku geeriyoodeen duqeyntii ugu dambeysay ee ay Diyaaradaha Kenya ka geysteen Gobalkaasi.

- Advertisement -

kdf air

©Radio Dalsan                            

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts