HomeWararDaacish oo lagu baaqay in laga hortago, si aysan Libya u noqonin...

Daacish oo lagu baaqay in laga hortago, si aysan Libya u noqonin Somalia oo kale.

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Axmed Maxamed Qadaafi Al-dam oo ay ilmo adeer yihiin Hoggaamiyihii hore ee Libya, Mucamar Alqadaafi ayaa sheegay inay Dacaish doonayso inay Deganaansho la’aan ka sii abuuraan dalka Libya, sida Somalia oo kale. Axmed Maxamed Qadaafi oo haatan masaafuris ugu nool caasimadda dalka Masar ee Qaahira ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi lagu soo daabacay Shabakadda Wararka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Axmed Maxamed Qadaafi Al-dam oo ay ilmo adeer yihiin Hoggaamiyihii hore ee Libya, Mucamar Alqadaafi ayaa sheegay inay Dacaish doonayso inay Deganaansho la’aan ka sii abuuraan dalka Libya, sida Somalia oo kale.

Axmed Maxamed Qadaafi oo haatan masaafuris ugu nool caasimadda dalka Masar ee Qaahira ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi lagu soo daabacay Shabakadda Wararka Idaacadda Codka Maraykanka ee voanews.com ayaa ku baaqay in laga hortago Kooxda Daacish ee ku sii qulqulayo dalka Somalia.

- Advertisement -

“Kumanaan ka tirsan Kooxda Daacish ayaa haatan ku sugan Libya, haddii aan laga hortegin waxaty Libya la mid noqon doontaa Somalia” ayuu yiri Axmed Maxamed Qadaafi.

Waxa uu intaasi ku daray haddii ay Daacish la wareegaan Liibya inaysan nabad ka jiri doonin Badda Mediterranean Sea ama dhamaan Waqooyiga Afrika.

Axmed Maxamed Qadaafi oo lagu tilmaamao Siyaasi Furfuran waxa uu dadka Liibiyaanka ugu baaqay inay baraarugaan, iskana illaabaan waxyaabihii horey uga dhacay dalka Libya, una soo jeestaan Dib-u-heshiisiin iyo Dib-u-dhiska dalka.

- Advertisement -

Ahmed Gaddaf al-Dam LIBYA

©Radio Dalsan                            

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts