HomeWararBoqolaal Tahriibayaal oo ay ku jireen Somali oo la badbaadiyey, lana geeyey...

Boqolaal Tahriibayaal oo ay ku jireen Somali oo la badbaadiyey, lana geeyey Talyaaniga.

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

In ka badan 700 Tahriibayaal Afrikaan oo lasocday dhowr dooni oo ay kaga soo shiraacdeen Xeebaha dalka Libya ayaa lagu badbaadiyey Badda Mediterranean Sea. Markab lagu magacaabo Siem Pilot oo laga leeyahay dalka Norway ayaa soo badbaadiyey ku-dhawaad 723 Tahriibayaal, kuwaasi oo si nabad ah loo geeyey Dekedda magaalladda Trapani ee Galbeedka Xeebta Gobalka Sicily. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

In ka badan 700 Tahriibayaal Afrikaan oo lasocday dhowr dooni oo ay kaga soo shiraacdeen Xeebaha dalka Libya ayaa lagu badbaadiyey Badda Mediterranean Sea.

Markab lagu magacaabo Siem Pilot oo laga leeyahay dalka Norway ayaa soo badbaadiyey ku-dhawaad 723 Tahriibayaal, kuwaasi oo si nabad ah loo geeyey Dekedda magaalladda Trapani ee Galbeedka Xeebta Gobalka Sicily.

- Advertisement -

Tahriibayaasha waxaa ka mid ahaa 20 haweeney oo Xaamilo ah iyo 29 carruur oo aysan cidna la soconin.

Sidoo kale, Warbaahinta Talyaaniga ayaa sheegtay in maydka nin ka mid ah Tahriibayaasha uu saarnaa Markab, kaasi oo la sheegay inuu si caadi ah u geeriyooday.

Tahriibayaasha la badbaadiyey oo badankooda Afrikaan ah, ayaa waxay ka kala yimaadeen dalalka Somalia, Ethiopia, Eritrea, Gambia, Senegal iyo Nigeria.

- Advertisement -

©Radio Dalsan     

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts