HomeWararKenya oo qiratay inay Alshabaab maxaabiis Dagaal u haystaan Tobaneeyo Askar...

Kenya oo qiratay inay Alshabaab maxaabiis Dagaal u haystaan Tobaneeyo Askar Kenyan ah.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Milliteriga Kenya ayaa bilaabay Hawlgal dhinaca Dhulka iyo Hawada oo lagu doonayo in lagu soo badbaadiyo Askarta Kenyaanka ee ay Alshabaab ku qabsadeen Weerarkii Jimcihii la soo dhaafay lagu qaaday Saldhigga Askarta Kenya ku lahaayeen Deegaanka Ceel-cadde ee Gobalka Gedo. Haweeneyda Wasiirka Gaashaandhiga ka ah Kenya, Raychelle Omamo ayaa sheegtay in Hawlgalka Baadigoobka iyo Samatabixinta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Milliteriga Kenya ayaa bilaabay Hawlgal dhinaca Dhulka iyo Hawada oo lagu doonayo in lagu soo badbaadiyo Askarta Kenyaanka ee ay Alshabaab ku qabsadeen Weerarkii Jimcihii la soo dhaafay lagu qaaday Saldhigga Askarta Kenya ku lahaayeen Deegaanka Ceel-cadde ee Gobalka Gedo.

Haweeneyda Wasiirka Gaashaandhiga ka ah Kenya, Raychelle Omamo ayaa sheegtay in Hawlgalka Baadigoobka iyo Samatabixinta yihiin kuwo Khatar ah, isla markaana ay weli khatar ku jiraan Askarta ay Alshabaab ku qabsadeen Dagaalkii Ceel-cadde.

- Advertisement -

Waxay kaloo sheegtay in ay Alshabaab gawaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ku soo weerareen Xeradaasi oo ay ku jireen Askar Kenyan iyo kuwo Somali ah.

Dhinaca kale, Ilo lagu kalsoon yahay ayaa u sheegay Wargeyska the Star ee ka soo baxa Nairobi inay Xarakadda Alshabaab gacanta ku dhigeen ugu yaraan 12-Sarkaal oo Kenyaan ah oo ay u haystaan Maxaabiis Dagaal (As Prisoners of War (PoW), halka weli la la’ yahay 15 kale.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts