HomeWararSaxafiyad si kedis ah u shaacisay inuu David Cameron geeriyooday, halkii ay...

Saxafiyad si kedis ah u shaacisay inuu David Cameron geeriyooday, halkii ay ka dhihi lahayd David Bowie.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

War-akhriye (Newscaster) ka tirsan Idaacadda Heart FM ee dalka Britain, laguna magacaabo Fiona Winchester ayaa saakayto si qaldan u sheegtay inuu Ra’isul-wasaare David Cameron geeriyooday, halkii ay ka dhihi lahayd Heesaaga David Bowie ayaa geeriyooday. Fiona Winchester waxay sidaasi ku sheegtay xilli ay Warka Madaxdiisa ee Idaacadda Heart FM Radio akhrinaysay saakayto abaarihii 08:30 subaxnimo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War-akhriye (Newscaster) ka tirsan Idaacadda Heart FM ee dalka Britain, laguna magacaabo Fiona Winchester ayaa saakayto si qaldan u sheegtay inuu Ra’isul-wasaare David Cameron geeriyooday, halkii ay ka dhihi lahayd Heesaaga David Bowie ayaa geeriyooday.

Fiona Winchester waxay sidaasi ku sheegtay xilli ay Warka Madaxdiisa ee Idaacadda Heart FM Radio akhrinaysay saakayto abaarihii 08:30 subaxnimo ee xilliga GMT.

- Advertisement -

Balse isla markii ayey isa saxday oo ay tiri David Bowie ayaa geeriyooday.

Haddaba, Shaqsi noocee ah ayuu ahaa David Bowie?

Waxa uu ahaan Fannaan caan ah, wuxuuna Fanka ku soo dhex jiray muddo 50-sanno ah.

- Advertisement -

David Bowie waxa kaloo uu ahaa Hees-qore, Soo-saare Duubista, Maareynta, Midabaynta Masraxa iyo Jilaa, waxaana Heesaha uu qaaday ka mid ah:- Let’s Dance, Space Oddity, Starman, Modern Love, Heroes, Under Pressure, Rebel, Rebel and Life on Mars.

David Bowie waxa uu sannadkan u dabaaldegi lahaa 24-guuradii ka soo wareegtay markii uu guursaday Xaaskiisa Soomaalida ah ee Iimaam C/majiid oo u dhashay gabar lagu magacaabo Alexandria Jones.

David Bowie oo 69 jir ayaa shalay geeriyooday, kadib, markii uu muddo 18 bilood la il-darnaa cuddurka Kansarka, wuxuuna 3 maalmood ka hor geeridiisa la soo bandhigay Hees Muuqaal Video ah oo uu ugu magac daray ‘I’m in heaven’.

David Bowie inuu la il-daranaa Kansarka lama shaacinin ilaa uu ka geeriyooday.

Waxaa Turjumay: Axmed Xaaji Ugaaska

©Radio Dalsan 

 

tweet1 tweet 2 tweet3

DAVID BOWIE 01 DAVID BOWIE 11 david bowie5 DAVID BOWIE 6 DAVID BOWIE3 david and iman

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts