HomeWararWasiirka Gaashaandhigga oo qaabilay Saraakiil ka socota Gaashaandhigga Britain.

Wasiirka Gaashaandhigga oo qaabilay Saraakiil ka socota Gaashaandhigga Britain.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federalka, Jeneral C/qaadir Sheekh Cali Diini waxa uu  Xafiiskiisa ku qaabilay Jeneral John Lorimer iyo Saraakiil ka socota Wasaaradda Gaashaandhigga ee Booqrtooyadda Britain. Wasiirka iyo Saraakiisha waxay ka wada hadleen Xiriirka wanaagsan ee u dhexeeya Labada dal iyo Kaalinta ay Dowladda Britain ka qaadanayso Dib-u-dhiska iyo Qalabaynta Ciiddanka Qaranka Soomaaliyeed. Wasiir […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federalka, Jeneral C/qaadir Sheekh Cali Diini waxa uu  Xafiiskiisa ku qaabilay Jeneral John Lorimer iyo Saraakiil ka socota Wasaaradda Gaashaandhigga ee Booqrtooyadda Britain.

Wasiirka iyo Saraakiisha waxay ka wada hadleen Xiriirka wanaagsan ee u dhexeeya Labada dal iyo Kaalinta ay Dowladda Britain ka qaadanayso Dib-u-dhiska iyo Qalabaynta Ciiddanka Qaranka Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Wasiir Diini ayaa ka mahadceliyey Taageeradda Dowladda Britain, wuxuuna faahfaahin ka bixiyey Xaalladda Ammaanka iyo Hawlgalka La-dagaalanka Alshabaab, wuxuuna tilmaamay inay Ciiddanka Qaran hormuud ka yihiin Hawlgalka lagula jiro Alshbaab.

“Soomaaliya waxay ka mid tahay dalalka ay khatarta ku hayaan kooxahan ay jihadu ka luntey, Si aan u xoojino dagaalka lagu ciribtirayo mar walba waxaan u baahan nahay sidii iskaashi caalami ah loogu wajihi lahaa” ayuu yiri Wasiir Diini.

Dhinaca kale, Wasiirka Gaashaandhiga la yeeshay Saraakiisha ka socotay dalka Britain waxaa  ku wehliyey Mas’uuliyiin ka tirsan Hoggaanadda Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Danjiraha Britain u joogta Somalia iyo Dipolomaasiyiin kale.

- Advertisement -

Wasiir Diini 1 Wasiir Diini 2

wasiir Diini 3

©Radio Dalsan       

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts