HomeWararWasiir Hadliye oo ka qeyb galayo Shirka aan Caadiga ahayn ee  Wasiiradda...

Wasiir Hadliye oo ka qeyb galayo Shirka aan Caadiga ahayn ee  Wasiiradda Arrimaha Dibedda ee Ururka Jaamacadda Carabta.

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Xukuumadda Federalka, C/salaam Cumar Hadliye ayaa gaaray magaallo-madaxda dalka Masar ee Qaahira. Wasiirka waxa uu ka qeyb geli doonaan Shirka Degdegga ee Wasiiradda Arrimaha Dibedda ee Dowladaha ku jira Ururka Jaamacadda Carabta goor dhow uga furmi doona Xarunta Dhexe ee Ururkaasi oo ku taalla Qaahira. Kulankaasi ayaa looga  wada hadli doonaa […]

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Xukuumadda Federalka, C/salaam Cumar Hadliye ayaa gaaray magaallo-madaxda dalka Masar ee Qaahira.

Wasiirka waxa uu ka qeyb geli doonaan Shirka Degdegga ee Wasiiradda Arrimaha Dibedda ee Dowladaha ku jira Ururka Jaamacadda Carabta goor dhow uga furmi doona Xarunta Dhexe ee Ururkaasi oo ku taalla Qaahira.

- Advertisement -

Kulankaasi ayaa looga  wada hadli doonaa Falkii ay Iiraaniyiinta ku weerareen, kuna gubeen Dhismaha Safaaradda Sacuudiga ku leedahay caasimadda dalkaasi ee Tehraan iyo Qunsuliyaddii ay ku lahaayeen magaalladda Mash-had ee dalka Iiraan.

Kulanka ayaa looga dan leeyahay in Dowladda Sacuudiga loogu muujiyo Taageero Diplomaasiyadeed, laguna ayidsan yihiin Go’aankii ay ku gaartay inay Dowladda Iiraan u jaraan Xiriirka Diplomaasiyadeed.

Dowladaha Somalia, Jabuuti, Sudan, Baxrayn, Qatar iyo kuwo kale ayaa xiriirkii Diplomaasiyadeed u jaray Dowladda Iiraan.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories