HomeWararHaweeney Somali oo ku geeriyootay shil gaari oo ka dhacay Britain.

Haweeney Somali oo ku geeriyootay shil gaari oo ka dhacay Britain.

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Baarayaasha Boliska Britain ayaa shaaciyey haybta Haweeney bishan December 11-dii u geeriyootay dhaawac ka soo gaaray gaari Xamuul ah oo ku jiiray Waddo Isgoys ah oo ku taalla Degmadda Harlesden. Marxuumadda oo lagu magacaabi jirey Nadiya Gaangari ayaa la sheegay inay geeriyootay 45-daqiiqo kadib, markii uu gaariga jug siiyey, Dhakhaatiirta Isbitaalka  Northwick Park Hospital ayaa […]

- Advertisement -

Baarayaasha Boliska Britain ayaa shaaciyey haybta Haweeney bishan December 11-dii u geeriyootay dhaawac ka soo gaaray gaari Xamuul ah oo ku jiiray Waddo Isgoys ah oo ku taalla Degmadda Harlesden.

Marxuumadda oo lagu magacaabi jirey Nadiya Gaangari ayaa la sheegay inay geeriyootay 45-daqiiqo kadib, markii uu gaariga jug siiyey,

- Advertisement -

Dhakhaatiirta Isbitaalka  Northwick Park Hospital ayaa la sheegay inay bishan 15-dii baaritaan ku sameeyeen Marxuumadda, waxayna shaaciyeen inay u geeriyootay dhaawacyo jajab ah oo ka soo gaaray Shilkaasi.

Marxuumadaasi oo 62 jir ahayd waxay deganayd Degmadda Paddington ee Gobalka England ee dalka Britain, waxayna Boliska sheegeen inaysan weli soo qabanin  Dareewalkii geystay shilkaasi.

©Radio Dalsan 

Latest stories