HomeWararSarkaal ka tirsan Alshabaab oo la sheegay in lagu dilay duqeyn ka...

Sarkaal ka tirsan Alshabaab oo la sheegay in lagu dilay duqeyn ka dhacday duleedka Kurtun-waareey.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Diyaarad Drones oo la sheegay inay joog hoose ku duulaysay ayaa waxay xalay duqeyn ka geysatay Deegaanka Shanta Ameerika ee duleedka Degmadda Kurtun-waareey ee Gobalka Sh/hoose. Warar aan la xaqiijinin ayaa sheegayo in duqeyntaasi lagu dilay xubno ka tirsan Alshabaab, waxayna dadka Deegaanka xaqiijiyeen inay xalay maqleen dhowr qarax oo ruxay guryahooda. Ma jiraan warar […]

- Advertisement -

Diyaarad Drones oo la sheegay inay joog hoose ku duulaysay ayaa waxay xalay duqeyn ka geysatay Deegaanka Shanta Ameerika ee duleedka Degmadda Kurtun-waareey ee Gobalka Sh/hoose.

Warar aan la xaqiijinin ayaa sheegayo in duqeyntaasi lagu dilay xubno ka tirsan Alshabaab, waxayna dadka Deegaanka xaqiijiyeen inay xalay maqleen dhowr qarax oo ruxay guryahooda.

- Advertisement -

Ma jiraan warar madax-bannaan oo xaqiijinayo in Saraakiil ka tirsan Alshabaab lagu dilay duqeymahaasi, inkastoo ay warar sheegayaan in dadka lagu dilay duqeymahaasi uu ku jiro Sarkaal magaciisa lagu sheegay Abu Cutayba, kaasi oo la sheegay inuu ahaa Taliyaha Jabhadaynta ee Alshabaab

Dhinaca kale, Dowladda Maraykanka weli kama hadlin duqeynta xalay ka dhacday duleedka Degmadda Kurtun-waareey ee Gobalka Sh/hoose.

Bilowgii bishan, Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka waxay sheegeen in duqeyn lagu dilay Sarkaal Sare oo ka tirsan Alshabaab, oo ay magaciisa ku soo koobeen C/raxmaan Sandheere.

- Advertisement -

©Radio Dalsan       

Latest stories