HomeWararXarakadda Alshabaab oo sheegay inay la wareegeen Deegaan ku yaalla W/bari Kenya.

Xarakadda Alshabaab oo sheegay inay la wareegeen Deegaan ku yaalla W/bari Kenya.

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

War qoraal ah oo ay Alshabaab soo dhigeen Shabakadda Wararka ee Shahaada News ayaa lagu sheegay inay Dagaalamayaashooda weerar ku qaadeen W/bari Kenya, isla markaana ay muddo kooban gacanta ku dhigeen Deegaanka Bulujul, oo ku dhow xuduudka Kenya la wadaagto dalkeenna Somalia. Dagalaamayaasha oo la hadlay dadka deggan Deegaankaasi u sheegeen inay dib ugu laabteen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War qoraal ah oo ay Alshabaab soo dhigeen Shabakadda Wararka ee Shahaada News ayaa lagu sheegay inay Dagaalamayaashooda weerar ku qaadeen W/bari Kenya, isla markaana ay muddo kooban gacanta ku dhigeen Deegaanka Bulujul, oo ku dhow xuduudka Kenya la wadaagto dalkeenna Somalia.

Dagalaamayaasha oo la hadlay dadka deggan Deegaankaasi u sheegeen inay dib ugu laabteen meel ku dhow Dhulka Kaymaha ee Boni oo ay Ciiddanka Kenya horey u sheegeen inay ka saareen Alshabaab.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Shabakadda Wararka ee Shahaada News ee ay Alshabaab leeyihiin waxa kale oo uu qoray inay Alshabaab bilowgii Toddobaadkan qarax miino la beegsadeen Kolonyo gaadiid oo ay Ciiddanka Kenya wateen, kuwaasi oo marayey Degaanka Jalamjala ee W/bari Kenya.

Alshabaab ayaa sheegtay inay qaraxaasi ku le’deen in ka badan 8 Askari, inkastoo ay Ciiddanka Kenya sheegeen in ay 3 Askari kaga geeriyootay qaraxaasi.

© Radio Dalsan                     

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts