HomeWararWarbixinta Suxufiyiinta “Journalists for Justice rights group” ee saami-qeybsiga Dhaqaalaha ee Ciiddanka...

Warbixinta Suxufiyiinta “Journalists for Justice rights group” ee saami-qeybsiga Dhaqaalaha ee Ciiddanka Kenya, Alshabaab iyo Maamulka Axmed Madoobe.

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Kooxda Suxufiyiinta Caddaalad-doonka “Journalists for Justice rights group” ayaa waxay shalay soo bandhigeen Warbixin ku aadan inay Ciiddanka Kenya, Xarakadda Alshabaab iyo Maamulka Axmed Madoobe macaash badan ka helaan Canshuuraha laga qaado Sonkorta iyo Dhuxusha ayaa waxaa arrintaasi ka hadlay Ganacsatadda badeecadaha ka soo dejiya Dekedda magaalladda Kismaayo. Qaar ka mid ah Ganacsatadaasi oo ku […]

- Advertisement -

Kooxda Suxufiyiinta Caddaalad-doonka “Journalists for Justice rights group” ayaa waxay shalay soo bandhigeen Warbixin ku aadan inay Ciiddanka Kenya, Xarakadda Alshabaab iyo Maamulka Axmed Madoobe macaash badan ka helaan Canshuuraha laga qaado Sonkorta iyo Dhuxusha ayaa waxaa arrintaasi ka hadlay Ganacsatadda badeecadaha ka soo dejiya Dekedda magaalladda Kismaayo.

Qaar ka mid ah Ganacsatadaasi oo ku sugan magaalladda Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa sheegay in Kharajka ay dhinacyadaas helaan ka badan tahay Kharajka lagu sheegay Warbixintii ay Kooxda Suxufiyiin Kenyan ka soo saareen arrimahaasi.

- Advertisement -

Canshuuraha Dhuxusha laga dhoofiyo Dekedda Kismaayo waxaa Ciiddanka Kenya iyo Alshabaab laga siiyaa bishiiba lacag u dhexeysa Hal million oo Dollar ilaa Labo million oo Dollar.

Alshabaab ayaa la sheegay inay 25 million oo Dollar sannadkiiba ka helaan Cabshuurta Dhuxusha laga dhoofiyo Dekedda Kismaayo.

Ganacsatada waxay kaloo sheegeen in Hal million oo Jawaan dhuxul ah bishiiba laga dhoofiyo Dekedda magaalladda Kismaayo oo ay si wadajir gacanta ugu hayaan Maamulka Jubba iyo Ciiddanka Kenya ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM.

- Advertisement -

 

Latest stories