HomeWararUrurka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed oo taageeray Go’aankii Xeer-ilaalinta Qaranka ee lagu xayiray...

Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed oo taageeray Go’aankii Xeer-ilaalinta Qaranka ee lagu xayiray in ka badan 30-Websayt.

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Ururka NUSOJ waxay soo saareen Qoraal ay ku ayidayaan go’aaanka Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ku xayiray 35 Shabakado Wareed (News Websites), kuwaasi oo Ururka NUSOJ rumeysan yihiin inay Khatar rasmi ah  ku hayeen Ammaanka iyo Nabad-qabka Suxufiyiinta. NUSOJ waxay kaloo soo dhaweynayaan Baraitaanka ay qaadeen Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ee ka soo horjeeda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ururka NUSOJ waxay soo saareen Qoraal ay ku ayidayaan go’aaanka Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ku xayiray 35 Shabakado Wareed (News Websites), kuwaasi oo Ururka NUSOJ rumeysan yihiin inay Khatar rasmi ah  ku hayeen Ammaanka iyo Nabad-qabka Suxufiyiinta.

NUSOJ waxay kaloo soo dhaweynayaan Baraitaanka ay qaadeen Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ee ka soo horjeeda Shaqsiyaadka Warbaahinta u adeegsada Qalab xoog loogu adeegsado in dadka lagu cabsi-geliyo, loogana qaato dadka lacago laaluush ah.

- Advertisement -

Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed waxay kaloo ugu baaqeen Dowladda Federalka inay si degdeg ah Tallaabo Sharci ah uga qaadaan Omar Faruk Osman iyo Dahir Abdulle Alasow oo iyagu ah Milkiilayaasha muhiimka ee maareeya waxa lagu qoray Websaytayadaasi.

Dhinaca kale, Xoghayaha Guud ee NUSOJ oo ku saxiixnaa War-saxaafadeedkaasi waxa uu sheegay inaysan marnaba u oggolaan odonin kuwa sheeganayo Warbaahinta Somalia ee abuurayo khatar iyo in dhibaato la geliyo Nolosha dad aan waxba galabsanin iyo Suufiyiinta.

Waxa kaloo uu xusay inay u tagaan yihiin sidii loo difaaci lahaa Xorriyadda Hadalka iyo Saxaafadda Xorta iyo in si wadajir looga hortago nooc kasta oo Warbaahineed oo lagu cabsi gelin karo Nabadda iyo Ammaanka, xilli ay foodda nagu soo hayso Waqti adag oo la sugayo Doorashooyinka sannadka 2016-ka.

- Advertisement -

© Radio Dalsan

 NUSOJ

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts