HomeWararBayaanka Riyadh Decleration oo lagu taageeray dadaalka Dowladda Federalka ee soo-celinta Nabadda...

Bayaanka Riyadh Decleration oo lagu taageeray dadaalka Dowladda Federalka ee soo-celinta Nabadda Somalia

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

34 Hoggaamiyayaal ka kala socday dalalka Carabta iyo kuwa ku yaalla Latin America  oo shir ugu soo gebageboobay caasimadda dalka Sacuudiga ee Riyadh ayaa waxay si mideysan u muujiyeen inay Dowladda Federalka la garab taagan yihiin Hawlgalladda ay kula dagaalamayaan Xarakadda Alshabaab iyo Dadaalka soo-celinta Nabadda iyo Ammaanka. Bayaanka ka soo baxay gebagebadda Kulankaasi oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

34 Hoggaamiyayaal ka kala socday dalalka Carabta iyo kuwa ku yaalla Latin America  oo shir ugu soo gebageboobay caasimadda dalka Sacuudiga ee Riyadh ayaa waxay si mideysan u muujiyeen inay Dowladda Federalka la garab taagan yihiin Hawlgalladda ay kula dagaalamayaan Xarakadda Alshabaab iyo Dadaalka soo-celinta Nabadda iyo Ammaanka.

Bayaanka ka soo baxay gebagebadda Kulankaasi oo loogu magac daray Bayaanka Riyadh (Riyadh Declaration) waxay sheegeen ina yDowladda Federalka taageero ka siin doonaan Dhismaha Hay’addaha Dowladda iyo Kaalmo-gaarsiinta Degmooyinka lagala wareegay Dagalamayaasha Alshabaab.

- Advertisement -

Bayaanka waxaa kaloo lagu xusay Muhiimadda Baahida Gargaarka Degdegga iyo Maalgelinta dhismaha Kheyraadka Dadka iyo Malagashiga Xilliga Dheer.

Bayaanka waxa looga mahadceliyey Ururka Afrika, ergadda Jamaacadda Carabta ee joogta Somalia iyo Geesinimadda ay muujiyaan Ciiddanka Dowladda Somalia iyo kuwa Hawlgalka AMISOM.

Bayaanka ay soo saareen Hoggaamiyayaasha Dowladaha Carabta iyo kuwa Latin America  waxay kaloo diiradda saareen Muhiimadda Hawsha Dowladda ee taabeglinta Hiigsiga 2016-ka, jadwalka shaqo ee Doorashadda Guud ee sannadka soo socda ka dhici doonta Somalia iyo Dhamaystirka  Dadaalka Dhabta ee Siyaasadda iyo Dastuurka.

- Advertisement -

Bayaanka waxa uu ku booriyey Dowladda Federalka in culayska la saaro Nabad-dhalinta, Dhowrista Xuquuqda Aadanaha iyo in la badbaadiyo Haweenka iyo Carruurta ay dhibaatooyinka ka soo gaareen Colaadaha Hubeysan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts