HomeWararRa'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Booqanaya Xeryaha Qaxootiga

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Booqanaya Xeryaha Qaxootiga

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid ayaa booqan doonna Xerada Qaxootiga Dhadhaab Ee Waqooy-Bari Dalka Kenya. Afhayeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdisalaam Caato ayaa soo dhigay Bartiisa Twitter in Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid uu tagi doono Xerada Dhadhaab balse ma uusan sheegin waqtiga uu halkasi ku wajahan yahay. Ila Wareedyo madax banaan ayaa sheegaya in Cumar Cabdirashiid uu […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid ayaa booqan doonna Xerada Qaxootiga Dhadhaab Ee Waqooy-Bari Dalka Kenya.

Afhayeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdisalaam Caato ayaa soo dhigay Bartiisa Twitter in Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid uu tagi doono Xerada Dhadhaab balse ma uusan sheegin waqtiga uu halkasi ku wajahan yahay.

- Advertisement -

Ila Wareedyo madax banaan ayaa sheegaya in Cumar Cabdirashiid uu booqan doonno Xerada Qaxootiga Dhadhaab Berito oo Sabti ah ama gelinka dambe Ee Maanta.

Waxa jira Warar kale oo iyagana sheegaya in Ra’iisul Wasaaraha uu tegi doono Jaziirada Malta si uu u booqdo Qaxooti Soomaali ah oo halkasi ku sugan.

Latest stories