HomeWararAlshabaab oo soo bandhigay Muuqaal Video ka hadlay xaalladda Dagaalamayaasha ku nool...

Alshabaab oo soo bandhigay Muuqaal Video ka hadlay xaalladda Dagaalamayaasha ku nool dhulka Kaymaha Kenya

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Dagaalamayaasha Alshabaab ayaa soo bandhigay MuquaalVideo muujinaya sida y u cunaan Ugaarta ku nool Dhulalka Kaymaha ee ku yaalla gudaha Kenya. Wargeyska The Dail Mail ee ka soo baxa dalka Britain ayaa soo bandhigay Video iyo Sawirro muujinaya Dagaalyahanno Soomaali iyo Shisheeye oo qalanayo Geriga iyo Lo’da duur-ku-noolka ah (Lo’ Kisi ama Buffallo). Muuqaalka oo […]

- Advertisement -

Dagaalamayaasha Alshabaab ayaa soo bandhigay MuquaalVideo muujinaya sida y u cunaan Ugaarta ku nool Dhulalka Kaymaha ee ku yaalla gudaha Kenya.

Wargeyska The Dail Mail ee ka soo baxa dalka Britain ayaa soo bandhigay Video iyo Sawirro muujinaya Dagaalyahanno Soomaali iyo Shisheeye oo qalanayo Geriga iyo Lo’da duur-ku-noolka ah (Lo’ Kisi ama Buffallo).

- Advertisement -

Muuqaalka oo loogu magac daray “Dalxiiska Jihadistayaasha” ayaa waxaa ka muuqda dagaalyahanno Somali, Kenyan iyo kuwo ka soo jeeda dalalka Kookhaaska ee Bariga yurub.

Muuqaalka oo uu Cod Soomaali saaran yahay ayaa waxa uu Jihadistaha hadlayey Tacsi u diray Xaasaska iyo Carruurta ay ka geeriyoodeen Mujaahidiin la sheegay inay dileen Dowladda Kenya.

Waxa Mashaa’iqdaasi  ka mid ah Sheekh Cabdow  Roogo, Sheekh Samiir, Sheekh Ibraahim Rogo, Shebe iyo Sheekh Abuukar Makaburi.

- Advertisement -

Farriinta Video-ga, waxay  Dagaalamayaasha Alshabaab, u sheegeen Dowladda Kenya inay ku sugan yihiin gudaha Kenya, isla markaana ay ka jawaabi doonaan dilalka ay u geysteen Mujaahidiinta.

Dhinaca kale, Dagaalyahan kale oo ka muuqday Video-ga ayaa tilmaamay inuu Rabbi u saqiray Abaalmarinta hilibta Giriga ee ay ku cunaan Dhulka Kaymaha.

“ Alxamdu Lilaah, halkan kama jirto hilib yari, waa  Nasiib Ilaah, ma doonaysay inaad Fasax u qaadatid Ugaarsiga Xoolaha. Dhulka Islaamka xor bay ka yihiin xoolahan oo kale” ayuu yiri Dagaalyahankaasi oo ay hareer yaaleen Kalluun midabo casaan lahaa.

Si kastaba ha ahaatee, Muuqaalka Video-ga loogu magac daray “Dalxiiska Jihaadistayaasha” ee ay Xarakadda Alshabaab soo bandhigeen ayaa waxa u uu muuqday mid laga soo duubay qeybo ka mid ah Garissa iyo dhul-kaymeedka Boni Forest oo ay ku xooggan yihiin Alshabaab.

Latest stories