HomeWararQorshaha dib loogu soo celinayey Qaxootiga Soomaalida ku sugan Kenya oo ay...

Qorshaha dib loogu soo celinayey Qaxootiga Soomaalida ku sugan Kenya oo ay soo food-saartay Caqabado

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Barnaamijkaasi ayaa la sheegay inuu caqabado kala kulmay, iyadoo aan weli la bixinin Yaboohii ay in ka badan 40-Dowladood kaga dhawaaqeen Shirkii Calaamiga ee Arrimaha Qaxootiga Soomaalida ee bishii hore lagu qabtay caasimadda dalka Belgium ee Brussels. Kenya iyo Somalia waxay u baahan yihiin ugu yaraan 500 million oo Dollars si loogu fuliyo Mashruuca Dib-u-soo-celinta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Barnaamijkaasi ayaa la sheegay inuu caqabado kala kulmay, iyadoo aan weli la bixinin Yaboohii ay in ka badan 40-Dowladood kaga dhawaaqeen Shirkii Calaamiga ee Arrimaha Qaxootiga Soomaalida ee bishii hore lagu qabtay caasimadda dalka Belgium ee Brussels.

Kenya iyo Somalia waxay u baahan yihiin ugu yaraan 500 million oo Dollars si loogu fuliyo Mashruuca Dib-u-soo-celinta Qaxootiga, iyadoo Shirkii Brussels isbuucii horelooga ballanqaaday in la bixinayo 105 million oo Dollar oo ah shan meelood oo meel kale Yaboohii Lacageed ee la ballan-qaaday.

- Advertisement -

Danjiraha Somalia u jooga Kenya, Ambassador Jamaal Xasan oo la hadlay Wargeyska Daily Nation ayaa sheegay in kharajka 100-million ee Dollar ee lagu yaboohay uu bilow wanaagsan u yahay sidii lo obilaabi lahaa Dib-u-celinta Qaxootiga.

Wuxuuna intaasi ku daray haddii hawsha la bilaabo la rajeynayo in sida ugu dhaqsaha badan loo bixiyo Malaayiinta kale ee Dollar ee loogu yaboohay Qorshaha Dib-u-celinta Qaxootiga Soomaalida ku nool Xeryaha Kenya.

Midowga Europe “EU” oo marti-geliyey Shirkii Brussels, waxay ku yabooheen 60 million oo Euro si loogu adeegsado xalinta dhibaatooyinka Qaxootiga Soomaalida ku nool gudaha Somalia iyo dalalka deriska.

- Advertisement -

© Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts