HomeWararMuwaadin Somali Maraykan lagu dilay dalka Maraykanka

Muwaadin Somali Maraykan lagu dilay dalka Maraykanka

Date:

Related stories

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Xasan Sheekh iyo Al-Issa oo Arrimo Xasaasi ah Ka Wada Hadlay

Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Al-Issa, iyagoo ka wada hadlay diinta, nabadda iyo iskaashiga Soomaaliya.

Kooxo hubeysan ayaa la sheegay inay toogteen Muwaadin Somali Maraykan la oran jirey Shucayb Abuukar, xilli ay isaga iyo xaaskiisa iyo ciyaalkiisa ka soo cunteeyeen Baar lagu magacaabo Northwest Side Restaurant oo ku yaalla magaalladda Columbus ee Gobalka  Ohio. Marxuumka oo 40-jir ah ayaa waxaa soo gaaray dhaawacyo, wuxuuna ku geeriyodoay  Isbitaalka Ohio Health Riverside […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo hubeysan ayaa la sheegay inay toogteen Muwaadin Somali Maraykan la oran jirey Shucayb Abuukar, xilli ay isaga iyo xaaskiisa iyo ciyaalkiisa ka soo cunteeyeen Baar lagu magacaabo Northwest Side Restaurant oo ku yaalla magaalladda Columbus ee Gobalka  Ohio.

Marxuumka oo 40-jir ah ayaa waxaa soo gaaray dhaawacyo, wuxuuna ku geeriyodoay  Isbitaalka Ohio Health Riverside Methodist Hospital.

- Advertisement -

Nin ku hubeysan qori ayaana dilay Marxuumka oo ay xilligaasi la socdeen xaaskiisa iyo 6 carruur oo ay dhaleen.

Saddex Alifle Christ Holzhauser oo ka tirsan Boliska, ayaa sheegay  inuu Marxuumka degaanaa magaalladdaColumbus ee Gobalka Ohio, sida ay muujiyeen Waraaqaha Aqoonsiga iyo kuwa Codeynta ee laga helay Jeebkiisa.

Goobjoogayaal ayaa u sheegay Boliska in  Gcaan-ku-dhiiglaha uu ku baxsaday gaari yar oo noociisu ahaa Toyoto Corolla ama Ford Taurus.

- Advertisement -

Waxay kaloo sheegeen inuu Gacan-ku-dhiigluhu ahaa Nin madow oo dhererkiisa lagu qiyaasay ilaa 6 fiit.

Allaha U Naxariisto, Marxum Shucayb Abuukar, waxa uu ifka kaga tegay 6 carruur oo midka ugu weyn uu 10-jir yahay.

SHUCEYB ABUUKAR Shueyb Abukar

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts