HomeWararArday Somali oo qorsheynayey inuu wax ku soo barto Masar oo lagu...

Arday Somali oo qorsheynayey inuu wax ku soo barto Masar oo lagu dilay London.

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Maxkamadda Bromley magistrates’ court ee magaalladda London ayaa amartay in Xabsiga lagu sii waayo Wiil Somali oo 16-jir ah, kaasi oo dhawaan dilay Wiil kale. Marxuumka la dilay oo la oran jirey  Usama Ali ayaa waxaa la sheegay inuu u soo ambabixi lahaa dalka Masar, si uu ugu soo dhamaysto Waxbarashadiisa. Hooyadda dhashay Marxuumka oo […]

- Advertisement -

Maxkamadda Bromley magistrates’ court ee magaalladda London ayaa amartay in Xabsiga lagu sii waayo Wiil Somali oo 16-jir ah, kaasi oo dhawaan dilay Wiil kale.

Marxuumka la dilay oo la oran jirey  Usama Ali ayaa waxaa la sheegay inuu u soo ambabixi lahaa dalka Masar, si uu ugu soo dhamaysto Waxbarashadiisa.

- Advertisement -

Hooyadda dhashay Marxuumka oo lagu magacaabo Sacdiya Barre ayaa sheegtay in Wiilkeeda uu u geeriyooday Toorey Wadnaha loogu dhuftay, xilli uu ku sugnaa Galbeedka magaalladda London.

Hooyadda waxay sheegtay inuu Wiilkeeda u ambabixi lahaa magaalladda Qaahira, balse si lama filaan loo dilay.

Waxay kaloo sheegtay inaysan ku sii noolaan Karin magaalladda London oo  noqoto magaallo aad u khatar badan.

- Advertisement -

Dhinaca kale, dilka Mraxuumkaasi waa Falkii 15-aad oo dhallintarro Soomaaliyeed sannadkan lagu dilay London.

 

© Radio Dalsan

Latest stories