HomeWararEU: 60 million oo Euro oo lagu bixinayo Qaxootiga Soomaalida ee...

EU: 60 million oo Euro oo lagu bixinayo Qaxootiga Soomaalida ee ka soo laabanayo Europe, Kenya iyo Yemen.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

War-saxaafadeed ka soo baxay Xarunta Dhexe Ururka EU-da ee magaalladda Brussels ee dalka Belgium ayaa lagu sheegay inay €60 million ku taageerayaan   Qaxootiga Soomaalida ku nool Kenya iyo gudaha Somalia. Yaboohan ayaa ymid, iyadoo uu Shir Calaami oo Heer Wasiir ah oo looga hadlayey Xaalladda Qaxootiga Soomaalida uu maanta ka dhacay magaalladda Brussels. Kharajkaasi oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War-saxaafadeed ka soo baxay Xarunta Dhexe Ururka EU-da ee magaalladda Brussels ee dalka Belgium ayaa lagu sheegay inay €60 million ku taageerayaan   Qaxootiga Soomaalida ku nool Kenya iyo gudaha Somalia.

Yaboohan ayaa ymid, iyadoo uu Shir Calaami oo Heer Wasiir ah oo looga hadlayey Xaalladda Qaxootiga Soomaalida uu maanta ka dhacay magaalladda Brussels.

- Advertisement -

Kharajkaasi oo loo adeegsan doono labo Weji, iyadoo Wejiga Koowaad lagu bixin doonaa €50 million oo lagu taageerayo Mahsariicda lagu taageerayo Barakacayaasha iyo Qaxootiga Soomaalida ku nool dalalka Europe, Kenya iyo Ethiopia ee iskooda ugu soo laabanayo gudaha Somalia.

Wejiga Labaad ee Kaalmadda Dhaqaale ee EU-da oo dhan €10 million waxaa loo adeegsan doonaa Barnaamijyo laga hirgelinayo Waqooyiga Kenya, iyadoo mudaanta ugu muhiimsan la siinayo Kaalmadda Qaxootiga Soomaalida ee tababarta daran iyo kuwa aan ku laaban Karin goobaha ay weli khatarta ka jiraan ee dalka Somalia.

Waxaa kaloo uu Kharajkaasi qeyb loogu talagalay Bulshada martigelisay Qaxootiga iyo in hawlaha kale, si loo kordhiyo Is-dhaafsiga Dhaqaalaha ee Xerooyinka iyo guud ahaan Goballadda Kenya.

- Advertisement -

Xigasho: EU

© Radio Dalsan

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts