HomeWararAl Shabab oo Dad ka badan 30 ruux ku xir xirtay Jilib

Al Shabab oo Dad ka badan 30 ruux ku xir xirtay Jilib

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Warar ka imaanaya Degmada Jilib Ee Gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in Dagaalamayaal ka tirsan Al Shabab ay xir xiren dad ka badan 30 ruux oo lala xiriiriyay Kooxda Daacish. Dadka la xir xiray waxa ku jira dad ajaanib ah sida ay xaqiijiyen ila wareedyo lagu kalsoon yahay. Al Shabab ayaa ku eedeysay dadkan la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar ka imaanaya Degmada Jilib Ee Gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in Dagaalamayaal ka tirsan Al Shabab ay xir xiren dad ka badan 30 ruux oo lala xiriiriyay Kooxda Daacish.

Dadka la xir xiray waxa ku jira dad ajaanib ah sida ay xaqiijiyen ila wareedyo lagu kalsoon yahay.

- Advertisement -

Al Shabab ayaa ku eedeysay dadkan la xir xiray iney Degmada Jilib ku daadiyen warqado taageero loogu muujinayay Kooxda Daacish oo hore u dalbatay iney Al Shabab ku biirto Khilaafadooda.

Dhawaan ayay ahayd markii Al Shabab ay ku xirtay 5 Dagaalame oo ajaanib Magaalada Jamaame Ee Gobolka Jubbada Hoose,dadkas oo iyagana lagu eedeyay iney waden qorshaha Daacish ay ku dooneyso in Al Shabab ay ku biirto khilaadeeda si lamid ah sidii ay sameysay Kooxda Boko Xaram Ee Dalka Nijeriya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts