HomeWararDhageyso: Ciidamada Puntland oo Howlgalo ka sameeyay Gaalkacyo

Dhageyso: Ciidamada Puntland oo Howlgalo ka sameeyay Gaalkacyo

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Ciidamada Maamul goboleedka Puntland ayaa xalay ka sameeyay Howlgal dad badan lagu soo qab qabtay Magaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug.

Howlgalka ayaa lagu soo qab qabtay ku dhawaad 194 ruux oo ay ku jiran 4 dumar waxa dhamaantood lala xiriiriyay amni darada Magaalada iney ku lug leeyihiin.

Dadkan waxa lagu kala xiray seddex saldhig oo ku yaala Magaalada Gaalkacyo sida uu Warbaahinta u sheegay Taliyaha  Ciidamada Birmadka Puntland Ee Magaalada Gaalkacyo Cabdirashiid Xasan Xaashi (Gibigibi)

Warbixintan waxa Gaalkacyo inooga soo diray Wariyaha Radio Dalsan Ee Gobolka Mudug Xuseen Afrax,Halkan hoose ka dhageyso Warbixintiisa:-

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories