HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo La Kulmay Ra'iisul Wasaaraha Britain

Madaxweyne Xasan Sheekh oo La Kulmay Ra’iisul Wasaaraha Britain

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah Xalay kula qaatay Magaaalada New York Ra’iisul Wasaaraha Britain David Cameron. Madaxweyne Xasan Sheek ayaa kala hadlay David Cameron arrimaha Amniga Soomaaliya iyo Hiigsiga 2016 iyo Doorashooyinka Dalka lagu wado iney ka dhacan. Britain ayaa hal cisho ka hor ku dhawaaqday iney Soomaaliya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah Xalay kula qaatay Magaaalada New York Ra’iisul Wasaaraha Britain David Cameron.

Madaxweyne Xasan Sheek ayaa kala hadlay David Cameron arrimaha Amniga Soomaaliya iyo Hiigsiga 2016 iyo Doorashooyinka Dalka lagu wado iney ka dhacan.

- Advertisement -

Britain ayaa hal cisho ka hor ku dhawaaqday iney Soomaaliya u soo diri doonto Ciidamo si gaar ah u tababari doona Ciidamada Dowlada Federaalka iyo kuwa AMISOM.

Xasan Sheekh ayaa sido kale kula kulmay New York xubno badan oo ka qeybgalaya Shirka Golaha Guud Ee Qaramada Midoobay oo uu ku jiray Xoghayaha Guud Ee Jaamacada Carabta Nabiil Al Carabi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts