HomeWararMadaxweynaha Kenya Oo Sheegay In Caalamku Uu u Istaago Xalka Soomaaliya

Madaxweynaha Kenya Oo Sheegay In Caalamku Uu u Istaago Xalka Soomaaliya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta, oo ka hadlayay shirka 70th  ee Golaha Guud ee QM, ayaa sheegay in caalamku uu u istaago taageerida Gobolka gaar ahaa wadamada Somalia iyo Koonfurt Sudan si loo dhameeyo khilaafaadka dhinacyada bada ee dalalkaasi ka taagan. “Kenya waxaa ka go’an sii wadida doorka muhiimsan ee ay ka ciyaareyso taageerida dalalkaasi, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta, oo ka hadlayay shirka 70th  ee Golaha Guud ee QM, ayaa sheegay in caalamku uu u istaago taageerida Gobolka gaar ahaa wadamada Somalia iyo Koonfurt Sudan si loo dhameeyo khilaafaadka dhinacyada bada ee dalalkaasi ka taagan.

“Kenya waxaa ka go’an sii wadida doorka muhiimsan ee ay ka ciyaareyso taageerida dalalkaasi, iyo dhamaan gobolka si loo sii amba qaado wada shaqeynta gobolka iyo midka kale ee Caalamka” ayuu ku sheegay qudbadiisa.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa uu sheegay in Kenya ay fulineyso sii wadida doorka ay ka leedahay Bulshooyinka Caalamka, xoojinta ammaanka dalkeeda iyo midka soomaaliya.

Kenya ayaa waxaa ka jooga soomaaliya ciidamo badan, oo kamid ah howgalladda Midowga Africa ee AMISOM, waxaans sidoo kale Kenya ay dalkeeda gudihiisa uu dagaal kula jirtaa xarakada Al Shabab.

Diplomaasiyiinta Gobolka ayaa sheegaya in nabada soomaaliya ay muhiim ay u tahay amniga iyo deganaashaha Kenya , maadaama ay xuduud wadaag yihiin.

- Advertisement -

Ugu dambeyn Uhuru Kenyatta, ayaa sheegay in somaliya iyo Kenya ay leeyihiin xiriir taariiqeed oo adag, Gacsi iyo dhaqan, sidaasi darteenta ay labada bulsho ay ka faa’ideystaan, somaliya ayaa uu sheegay in wali ay dhibaato la kulmeyso oo caalmaka iyo Kenya ay xanuun ay ku wada heyso, waxaana uu sheegay in laga bixi doono.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts