HomeWararGudoomiyaha Gobolka Mudug Oo Iscasilay

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Oo Iscasilay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Ee Maamulka Puntland  C/qaadir Shire Faarax (Erag) aya lagu soo waramayaa in uu manta iska casilay xilkii gudoomiyenimo. Gudoomiyaha ayaa warqadihiisa iscasilaada u gudbiyay Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas. Sababta Oo Isku Casilay Gudoomiyaha Ma Cadda Balse warar hoose ayaa sheegaya inuu jira khilaaf xoogan oo u dhaxeeyay  Duqa Degmada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Ee Maamulka Puntland  C/qaadir Shire Faarax (Erag) aya lagu soo waramayaa in uu manta iska casilay xilkii gudoomiyenimo.

Gudoomiyaha ayaa warqadihiisa iscasilaada u gudbiyay Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas.

- Advertisement -

Sababta Oo Isku Casilay Gudoomiyaha Ma Cadda Balse warar hoose ayaa sheegaya inuu jira khilaaf xoogan oo u dhaxeeyay  Duqa Degmada Gaalcayo iyo Wasaaradda Maaliyada Maamulka Puntland.

C/qaadir Shire Faarax (Erag) ayaa xilkan gudoomiyenimo hayay kaliya shan bilood.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts